Home Wararka Somaliya Galmudug DEG DEG:Ganacsade reer Galmudug aha oo Goordhow lagu Dilay Suuqa Bakaaraha

DEG DEG:Ganacsade reer Galmudug aha oo Goordhow lagu Dilay Suuqa Bakaaraha

0

Allah u naxatiisto  Nabadoon Mohamed Nur Diiriye ayaa Goordhow lagu Dilay Suuqa wayn ee Bakaaraha .

Mohamed Nuur waxa u u ahaa ganacsade, Nabadoon, aqoonyahan bartay sharciga una adeega bulshada aadna looga jeclaa bulshada dhexdeeda,

Raga Dilka Gaystay ayaa Goobta Isaga Baxsaday Nabadoonka ayaa ka Mid ahaa Ganacsatada Caanka ka ah Galmudug, waxaan Ader u ah afhayeenkii Beelaha Hawiye Axmed Diiriye.

Nabadoonkaan ayaa Ka Mid noqonoya Nabadoono reer Cadaado ah oo Dhawaan Alshabab Ku Bilaabeen inay Beegsadaan kadib Dagaalkii Qararaa ee Degmada Baxda oo Alshabaab aad loogu laayay

Ad
Previous articleBanaan-baxayaashii lagu xiray Somaaliland oo cuntada ka soomay
Next articleWafdi Hordhac u ah safarka Madaxweynaha oo gaaray Garoowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here