Home Wararka Maanta Askar Tababar ku qaaday Jabuuti oo Maanta dalka dib Loogu soo caliyay...

Askar Tababar ku qaaday Jabuuti oo Maanta dalka dib Loogu soo caliyay (Sawiro)

0

Ciidamo ka tirsan Boliiska Soomaaliyeed oo tababar in Muddo ah ku qaadanayay wadanka Jabtuuti ayaa Maanta lagu soo caliyay Muqdisho.

 

Cutub ka tirsan Ciidanka Darawishta Boliiska Soomaaliyeed, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib Tababar Muddo 3bilood ah oo heerkiisu sareeyo oo ay ku qaadanayay dalka Jabuuti.

Tababarkaan Ciidankaan la siiyay ayaa waxaa bixinayay Macalimiin quburo ah oo ka socday Ciidanka Carabinieri-ga Taliyaaniga oo had iyo jeer gacan siiyo dhismaha Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed.

Boliiska Soomaaliya ayaa shaaciyay in Soo laabashada Ciidankaan Laga rajeynayo inay qeyb ka noqodaan, howlgalada sugida Nabadgelyada iyo sifeynta Argagixisada.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo gaaray Jabuuti si weyna Loogu soo dhaweeyay (Sawiro)
Next articleSawiro: Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Magaalada Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here