Home Wararka Somaliya Mid kamid ah Musharixiinta Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Lagu Soo Dooran lahaa...

Mid kamid ah Musharixiinta Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Lagu Soo Dooran lahaa Galmudug oo Maxkamad looga yeeray

0

Maxamed Ibrahim Cali ( mahamed Ajib ) oo u sharaxan kursiga #Hop064 ayay u yeertay maxkamada Gobolka Galgaduud oo ay ka taalo dacwo madani ah.

Musharaxa oo ay soo dacweesteen ganacsato ay shuraako ku yihiin xarun ganacsi, isla markaana ku eedeysan in uu ka baxey heshiiskii ay wada galeen ganacsatada soo eedeysay ayaa dacwadooda la qaadi doonaa dhawaan.

Ad
Previous articleXildhibaankii ugu Horeeyey oo Goorshow lagu Dooratay Garowe iyo Siciid Deni saxibkiis uu Ku Guulaystay
Next articleDeg Deg Gudoomiye Hore ee Gobalka Hiiraan oo Goordhow La Toogaty

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here