Home wararka Dalka Dhageyso Taliyaha ugu sareeya Daraawiishta Galmudug oo kasoo horjeestay Ciidanka Duulaanka ku...

Dhageyso Taliyaha ugu sareeya Daraawiishta Galmudug oo kasoo horjeestay Ciidanka Duulaanka ku ah Xarar-dheere..

1
SHARE
Taliyaha guud ee ciidamada daraawiishta galmudug xasan faarax kaarshe xasan tima wayne ayaa ka hadlay markii ugu horaysay dagaalka maalmihii dambe ka socday deegaano dhaca bariga gobalka mudug kaasi oo u dhexeeyay ciidamad ciidanka galmudug oo gacan ka helaya kuwa dawlada soomaaliya iyo ururka alshabaab.
 
Xasan time wayne ayaa waraysi uu warbaahinta siiyay ku sheegay in aysan ciidanka daraawiishta galmudug dagaalkaasi qayb ka hayn ayna wataan dad lacag kasoo qaatay dawlada maraykanka wuxuuna sheegay in xiligaan oo ay dadka reer galmudug abaara ba,an la daala dhacayaan aysan haboonayn in dagaal lagu furo .
 
 Hadalka taliyaha ciidanka daraawiishta galmudug xasan faarax kaasrhe ayaa imaanaya xili ay ciidamada galmudug iyo kuwa dawlada soomaaliya iskaga baxeen deegaanada camaara iyo ceel cabdi oo ay alshabaab kula dagaalameen ayagoo gaaray dagmada hobyo ee gobalka mudug oo ay haatan ka wadaan guluf dagaal oo hor leh 
 
 
W/Q: Mahad Daahir  America

1 COMMENT

  1. USA+ALSHABAB=ONE..WAXAY ILA TAHAY IN MARAYKANKU UU HUB,LACAG & DAGAALYAHANO SHISHEEYE U GEEYEY ALSHABABKA AAGAAS JOOGA,,MAXAASE LAGA DHOOFIYAA GAROONKA GAALKACYO OO UUSAN SHACABKU OGAYN??? WARA YURANIYAMTA HA LAYNOO ILAASHO,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here