Home Wararka Somaliya Daawo: Muuqaal Cali yare Cali oo lagu jiidayo Garoonka oo lasoo bandhigay...

Daawo: Muuqaal Cali yare Cali oo lagu jiidayo Garoonka oo lasoo bandhigay Markii laga Celinayay

0

Cali Yare Cali oo kamid ahaa xubno loo diiday Safar uu ku tagi lahaa Caasimada Dhuusomareeb ayaa ugu danbeyn loosoo bandhigay.

Ciidanka Nisa ee dhar cadka ayaa la arkayay iyagoo celinaya Cali Yare Cali oo aad u rafaadsan marka la eego xaalada ka muuqato.

Siyaasiga oo aad uga soo horjeeda Siyaasiyiinta Galmudug ee kula heynta ah isla markana taageersanaa Dowlada iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa hada isaga xaalada dib ugu soo laabatay.

Muuqaalka oo ah Qeyb yar ayaa lagu arkayaa Cali yare oo la xarbinaya inuu ka dhoofo garoonka halkaasi oo ugu danbeyn laga diiday.

Ad
Previous articleDhageyso: Khudbadii uu Jeediyay Xildhibaan Kulan Jiis Markii la doortay kadib
Next articleDowlada Deegaanka Soomaalida ee Kilinka Shanaad oo Sheegay inay Fashiliyeen Afganbi Lagu Soo Qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here