Home Wararka Maanta Ciidamada haramcad oo Soo Afjaray Weerarkii Lagu Qaaday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho(Sawiro)

Ciidamada haramcad oo Soo Afjaray Weerarkii Lagu Qaaday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho(Sawiro)

0

ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Harmacad ayaa soo afjaray weerar saacad kahor lagu qaaday qeybo kamid ah garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Booliiska Soomaaliya, waxaa goordhaw lasoo gabagabeeyay weerarkii AS ay ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Sidoo kale sarkaalkaan nala hadlay ayaa noo sheegay in la toogtay dhammaan dagaalamayaashii weerarka soo qaaday.

 

Ad
Previous articleWeerarka ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde oo Faah-faahin laga helayo
Next articleCabdullahi Goodax barre oo Wareegii koowaad ku Haray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here