Home Wararka Somaliya Galmudug Guddiga Doorashada Galmudug oo ku sugan Hoolka Doorashada

Guddiga Doorashada Galmudug oo ku sugan Hoolka Doorashada

0

Gudoomiyaha gudiga Doorashada Galmudug Maxamed Daahir Guuleed Iyo Gudoomiye Ku xigeenka Xalinta Khilaafaadka Galmudug Maxamed ibraahim Barre Ayaa Goobjoog Ah Hoolka ay ka dhacayso Doorashada xubnaha ka dhiman aqalka sarre Galmudug ku matalaya.

Inta badan xubnaha Baarlamaanka Galmudug ayaa soo xaadiray hoolka waxaana dhawaan la filayaa in ay bilaabato doorashada.

Kuraastii Aqalka sare ee Galmudug ku Harsanaa Ayaa Maanta la dhamaystirayaa si Loo amba qaado Doorashada Kuraasta Aqalka Hoose

 

 

Ad
Previous articleDoorashada Galmudug oo Maanta dhacaysa iyo Khudbadihii oo Bilaawday
Next articleMareykanka oo Cunaqabateen ku soo rogay Eriterea

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here