Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg Ah:- Musharax ay Wateen Fahad iyo Farmaajo oo Goordhow...

War Deg Deg Ah:- Musharax ay Wateen Fahad iyo Farmaajo oo Goordhow Gaalkacyo Xildhibaan loogu Doortay

0

Aadan Cismaan Xuseen(Qoryooleey)ayaa ku soo baxay kursiga #HOp013 oo ka mid ah 5 ee doorashadooda ka dhaceysa Gaalkcyo

Aadan ayaa hadda ah wasiirka boostada Iyo isgaarsiinta Galmudug .

Maymuun xuseen Maxamed ayaa isaga hartay kursiga waxaana xildhibaanka uu ku soo baxay doorasho gacan taag ah.

Musharaxaan ayaa Waxaa aad  Taageerayay Dhaqaale Xoogan Ku Bixiyay Soo Bixitaankiisa Fahad iyo Farmaajo.

Waana Kursigii ugu Horeeyey ee Saakay lagu Doortay Magaalada Gaalkacyo oo ah Deegaan Doorashada Labaad ee Galmudug, 4kale ayaana La filayaa in lagu Doorto Magaalada Gaalkacyo.

Ad
Previous articleMareykanka iyo Poland oo ka hadlaya in Diyaaradaha Dagaalka loo diro Ruushka
Next articleXirsi aadan Rooble oo Goordhow ku Guulaystay Xikdhibaan Doorashada Kasocota Magaalada Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here