Home Wararka Maanta Gudoomiye Ku xigeenka 1aad Marwa sacdiya oo Muddo kooban noqotay ku simaha...

Gudoomiye Ku xigeenka 1aad Marwa sacdiya oo Muddo kooban noqotay ku simaha Madaxweynaha

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud waxuu dooranyahay wax ka Yar 4 bil, waxaana Muddo 3 jeer ah Kusime Madaxweyne Noqotay Haweenay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh ayaa sadax safar u baxay tan iyo markii loo doortay xilka Madaxweynaha Qaranka

Guddoomiye Sacdiya Xaaji Yaasiin oo markii saddexaad muddo kooban noqotay Kusimaha Madaxweynaha JFS??, xilli ay dalka ka wada maqan yihiin madaxeeynihii iyo Guddoomiyihii Golaha Shacabka.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Soomaaliya oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Elateriya
Next articleGacanyarihii Fahad Yaasiin ahna ninkii haayay Feelka Ciidanka Erateria oo MD Xasan raacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here