Home Wararka Somaliya Somaliland Prof Cabdi ismaaciil Samater oo Loo doortay Xildhibaan Aqalka sare

Prof Cabdi ismaaciil Samater oo Loo doortay Xildhibaan Aqalka sare

0

Kusigii 3aad ee tartanka Doorashada Aqalka Sare ee Gobolada waqooyi Somaliland Waxa isku Soo sharaxay
1. Pro. Cabdi Ismaaciil Samatar
2. Pro. Maxamed Maxamuud Allabari
3. DR. Abdiraxman Cismaan Cali

Natiijada Wareegii 1Aad
-Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar waxa uu helay 23, halka Pro Maxamed Maxamuud Allabari uu helay 19, iyo Dr Abdirahmaan Cismaan Cali oo helay 3 cod.
Waxa xumaaday 1 cod.
Intaas ka dib Waxa la guda galay Wareegii 2aad

Natiijada Hordhaca ah ee wareega 2aad

1.Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar Waxa uu helay 25 cod
2. PRO Maxamed Maxamuud Allabari Waxa uu helay 21.
Natiijada Hordhaca ah waxa kusoo baxay Pro Cabdi Ismaaciil Samatar

Ad
Previous articleWasiirka Dastuurka Soomaaliya oo Lagu doortay Muqdisho
Next articleRa”isul Wasaare Rooble oo ka hadlay Doorashadii Maanta ka dhacday Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here