Home Wararka Maanta Wararkii Igu Danbeeyey 5 Qof oo lagu Dilay Degmada Galdogob iyo Qofkii...

Wararkii Igu Danbeeyey 5 Qof oo lagu Dilay Degmada Galdogob iyo Qofkii Dadka laayay oo la Dilay

0

Dagmada galdogob xalay abaare 1:00 saq dhexe ilaa 5:30 aroornimo ayaa koox burcad ah oo ka kooban 5 dhagarqabee ayaa keystay dilaal is xig xigo kuwaas oo ay bartilmameed sanayeen dadka shacabka ah.

Inta la xaqiijiyey waxaa dhintay ilaa 4 qof oo shacab ah iyo Sargaal kamid ah ciidamada sido kale waxaa dhawac soo garay mid kamdi ah xildhibanada Golaha degaanka dagmada galdogob; s waxaa jiro tiro Babuur ah oo ay waxyeelo xoogan u geysteen burcadaas.

Police ka dagmada oo ka shanayo shacabka ayaa ayaa howlgalo culus oo ay qadeen waxay ku dileen hogamiyihi kooxdas. Sido kale waxaa lagu Dabo jogaah inti soo hadhay oo firxad ah.

Dadka dhintay ee shacabka ah ayaa waxaa ku jiro Ganacsade si wayn gobolka mudug loga yaqaney.

Ad
Previous articleShir Xasaasi ah oo loga Hadlaayo Arimaha Bada Soomaaliya iyo Damaca Itoobiya oo Maantay ka Furmaaya Dalka…
Next articleDowlada Soomaaliya oo hawada ka celisay diyaarad labaad oo ku socotay Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here