Home wararka Dalka Wasiiro ka tirsan Galmudug oo gaaray Deegaanka Gadoon ee Galgaduud…

Wasiiro ka tirsan Galmudug oo gaaray Deegaanka Gadoon ee Galgaduud…

0
SHARE

Wafdi ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug oo isugu jira Wasiirro iyo Saraakiil Ciidan ayaa Goor dhaw gaaray Degaanka Gadoon ee Gobolka Galgaduud,halkaas oo Shalay uu ka dhacay Dagaal u dhexeeya Labo Beelood oo dhimasho iyo Dhaawac Sababay.

Afhayeenka Maamulka Galmudug C/llaahi Xaashi Faarax oo ka mid ah Wafdiga ayaa sheegay in Degaanka Gadoon ay u tageen sidii Xal looga gaari lahaa Dagaalkii Shalay ka dhacay Degaanka.

Sidoo kale Afhayeenka ayaa Xusay in halkaas ay ku soo dhaweeyeen Odayaasha Degaanka iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Maamulka Galmudug ayaa ku hoolan xalinta dagaalada ka dhacay Waqooyiga Galgaduud iyo deegaano kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here