Home hirshabeelle Dhageyso Khudbad Madaxweynaha Galmudug uu Cadaado ka jeediyay isagoo Amison iyo Ciidanka...

Dhageyso Khudbad Madaxweynaha Galmudug uu Cadaado ka jeediyay isagoo Amison iyo Ciidanka ugu baaqay in Gacan lagu qabto kuwa wada..

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug cabdi kariin ayaa cadaado ka jeediyay qudbad dheer oo meelo badan taabaneysa.

Cabdi kariin ayaa ka hadlay xildhibaanada Xil ka qaadista sameey isagoo ugu baaqay in bur burka joojiyaan

Ciidanka Amison iyo kuwa Galmudug ayuu ugu baaqay in gacan bir ah lagu qabto kuwa wada dhibaatada.

Waxa uu intaasi ku daray in Cadaado tahay magaalo nabad isla markana aan looga baahneen dhibaato iyo khalaaso xiligan la abuuro.

Dhanka abaarta ayuu soo hadal qaaday iyadoo goobta lagu qaaday astaan qaranka Somaliya.

Halkan Hoose ka dhageyso codka madaxweynaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here