canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Daawo Sawirada Warbixin dhamaadka dhismihii iskoolka magaala xeebeedka ganacsiga Galmudug ee Hobyo. | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Daawo Sawirada Warbixin dhamaadka dhismihii iskoolka magaala xeebeedka ganacsiga Galmudug ee Hobyo.

Warbixin dhamaadka dhismihii iskoolka magaala xeebeedka ganacsiga Galmudug ee Hobyo. Qeytiisi koowaad oo gaban gabo ah iyo mahadcelin jaaliyadda Galmudug ee USA.

Anigoo ah gudoomiyaha guddiga howl fulinta Hay,adda Samafalka Duale kahiye Foundation Waxaan umahad celinahaya Walaalaha Jaaliyadda Galmudug ee USA sidii ey uga qeeyb qaateen Dhismaha iskoolka magaalada Hobyo iyo kulamadii aan la qaatay sidii ey ii qadariyeen oo ey Usoo dhaweeyeen in ey ka qeeyb qaadanahayaan dhismaha iskoolka  magaalada Hobyo.Waxaan kaloo umahad celinahaya Walaalihii Jaaliyadaha Galmudug oo horay dhimaha iskoolka Hobyo uga qeeyb qaatay sida Jaaliyadda Galmudug SWEDEN,HOLAND,UK,KANADA,NEYROBI , USA iyo warbaahinta mudug24 oo lala baahisay dhismaha.

Iskoolka magaalada Hobyo oo muddo todobaatan  sano kabadan wax lugu baranjiray oo duqoobay Oo burburay oo dhismihiisa aas aas laga soo bilaabay hadda waxaa gaban gabo ah qeybtii koowaad.

Waxaan halkaan baaq uga dirahaya walaalihii horay nooga ballan qaaday in ey ka qeeyb qaadaNahayaan qalabeeynta miisado iyo kuraas iyo daryeelka guud ee iskoolka magaalada Hobyo in ey soo dadajiyaan, Si ey uga sii faa ideeystaan ilmaha magaalada hobyo ku dayacan oo waxbarasha la,aantu ku heeysato.

Qeebta labaad oo ah gaban gabada dhamaan dhismaha iskoolka Hobyo waan sii wadeeyna Haddii Rabbi idmo anagoo kaa shaneeyna walaalaha Dalka gudihiisa iyo dibadiisa kala jooga.

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug

Moxamed Salad Ducale ..

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Akhriso Beesha uu Kasoo Jeedo Raisal Wasaaraha Cusub ee Somaliya Xasan Cali Kheyre..
- Feb 23, 2017
Warbaahinta ayaa durba heshay xog ku aadan beesha Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan ...
Deg Deg Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Raisal wasaaraha Cusub ee Somaliya…
- Feb 23, 2017
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa magacaabay raisul wasaare cusub oo ay yeellan doonto ...
Akhriso Donald Trump oo bilaabay Arin Cusub oo lagu tarxiilayo Dadka aan heysan Sharciyada..
- Feb 23, 2017
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa bilaabaya qorshe cusub oo dalka loga saarayo dadka ...
Dhageyso Madaxweyne Farmaajo Maxuu ka yiri Magaalada Gaalkacyo Labadeeda dhinac…
- Feb 23, 2017
Maxamed Cabdulaahi farmaajo madaxwaynaha qaranka soomaaliyeed oo Lagu caleema saaray magaalada muqdisho ee caasimada ...
Sawiro Madaxweynaha Kenya oo bartiisa Facebook soo dhigay Sawirada ugu hadal heynta Badan…
- Feb 23, 2017
Madaxweynaha Dalka Kenya ayaa bartiisa internetka gaar ahaan Facebook waxa uu soo dhigay sawirka ...
Cabsi Xoogan oo ka jirta Magaalo Xeebeedka Ceelhuur oo shabaab ku dhowyihiin…
- Feb 23, 2017
Ciidamadaan ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa laba jiho uga soo dhaqaaqay Magaalada Ceel-huur, dhanka ...
Madaxweyne Farmaajo oo soo saaray Amar ku socday Safaaradaha dagan Madaxtooyada…
- Feb 23, 2017
Warar laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia uu amar ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Maxamed Farmaajo ee Caleema Saarka oo dhameestiran…
- Feb 22, 2017
Madaxweynaha DF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo xiray Xafladii caleemo saarka isagoo ...
Sawiro Shiikh Maxamed Shaakir oo ka soo Muuqday Xaflada Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo…Xog Hoose…
- Feb 22, 2017
Madaxweynaha Ahlu-suna ayaa kasoo muuqday Xaflada Caleemo saarka madaxweynaha somalia oo lagu marti qaaday, Shiikh ...
Sawiro Madaxweynaha Farmaajo iyo ismail Geelle oo Wadajir u dhagax dhigay Dhismaha Safaarada Jabuuti…
- Feb 22, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa ...
Sawiro Madaxda kenya iyo itoobiya oo ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo Xaflada dhamaan..
- Feb 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka dhoofay Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta iyo Ra'isul Wasaaraha ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Dalka Jabuti Ismail Cumar Geelle ee Xaflada Caleemasaarka…
- Feb 22, 2017
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismacil Cumar Geelle ayaa khudbad xasaasi ah ka jeediyay xaflada caleemo ...
Dhageyso Khudbadii Micheal Keating ee Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo..
- Feb 22, 2017
Xaflada caleemo saarka madaxweynaha DF Soomaaliya ayaa ka socota magaalada Muqdisho iyadoo shaqsigii ugu ...
Sawiro Hordhac ah Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo ee socota…
- Feb 22, 2017
Waxaa goordhaw hool kuyaala Xerada Ciidanka Cirka ee Afisiyooni ee magaalada Muqdisho si rasmi ...
Akhriso Labo Sababood uu Cabdi weli Gaas kaga baaqday Caleemasaarka Farmaajo…
- Feb 22, 2017
Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Maanta anu ka qeyb galeynin ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: