200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Daawo Sawirada Senatar ka soo jeeda Galmudug oo Shacbkiisa Hormar iyo Waxqabad u bilaabay… | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Daawo Sawirada Senatar ka soo jeeda Galmudug oo Shacbkiisa Hormar iyo Waxqabad u bilaabay…

Abshir Maxamed Axmed (Buqaari) ayaa noqday Senatarkii ugu horeeyay oo waxqabad dhab ah ka bilaaba deegaanka laga soo doortay,isagoo furay dugsi ay wax ku baranyaan carruurta qoysaskooda ay ku nool yihiin xero barakacayaal oo ku taal magaalada Cadaado.

In ka badan 200 oo arday ayaa loo diiwaangeliyay in ay wax ku dhigtaan dugsigan oo lagu magacaabao Maandeeq Academy. Waxayna ardaydan markii ugu horeysay ay labisteen dareeska waxbarashada.

Dhammaan qarashka ku baxayay dugsiga oo ay macalimiin ka yihiin 5 macalin,buugaagta iyo dhar intaba waxaa gacan ka geystay Senetor Abshir Bukhaari oo xafiis uu ku howlgalo ku leh magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee maamulka Galmudug.

Sidoo kale waxa uu ballanqaaday Senatar Buqaari inuu dhisi doono guryo ardayda ay wax ku bartaan.

Tallaabada uu qaaday Senatar Buqaari ayaa ah mid kudayasho mudan, waxana ay tahay talaabadii ugu horeysay ee uu ku dhaqaaqo tan iyo markii uu iska wareejiyay maamulka Goobjoog Media Group

.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Dhageyso Waxgaradka Gobolka Mudug ee dhanka Waqooyi oo ka hadlay Heshiiska Galmudug iyo Puntland…
- Jun 25, 2017
Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ee dhanka Waqooyi ayaa waxa ay dhaliileen ...
Maraykanka” Xiisadda Wadamada Khaliijka Waa Mid Salka Ku Haysa Arin Qows
- Jun 25, 2017
Dowladda Maraykanka ayaa ku tilmaamtay xiisadda sii socota ee u dhexeysa dalka Qadar iyo ...
Gaalkacyo Oo Ciida La isku Khilaafsan Yahay Iyo Qaybo Ka Mid Ah Oo Laga Ciidayo
- Jun 25, 2017
ayadoo inta badan maanta laga ciidayo dunida muslimka iyo dalka soomaaliya ayaa waxaa jira ...
Dawlada Fadaraalka Soomaaliya Oo Goordhow Shaacisay In Bari Ay Tahay Maalin Ciid Ah
- Jun 25, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah u faafisay in maalinta bari ah ...
Akhriso Meelaha laga arkay Dhalashada Bisha oo Xarar-dheere ku jirto,,,
- Jun 25, 2017
Deegaano badan oo ka tirsan Dalka Somaliya ayaa laga arkay bisha waxana kamid ah ...
Magaalada Gaalkacyo oo Caawa ka bilaabatay Takbiirta Ciida Fidriga oo dhalatay,,,
- Jun 25, 2017
Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug oo kamid ah meelaha laga arkay Dhalashada Bisha ...
Deg Deg Bisha oo laga arkay Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka qaar iyadoo Bari Ciid tahay,,,
- Jun 24, 2017
magaaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somaliya waxaa laga arkay Bisha taasi oo ka dhigan ...
Dowlada Qatar oo ka jawaabtay 13 Sharuud ay soo gudbiyeen Wadamada Khaliijka,,,
- Jun 24, 2017
Dowladda Qatar ayaa xaqiijisey 13 qodob oo warbaahinta AP ugu horeyn daabacdey maalintii Jimacada ...
Dag Dag Alshabaab Oo Laga Cabsi Qabo In Ay Weeraro Ka Gaystaan Maalmaha Ciida Magaalooyinka….
- Jun 24, 2017
Ciidamada amaanka ee ku kala sugan Magaalooyinka Mogadisho, Baydhabo iyo Boosaaso ayaa heegan la ...
Sawiro Dowlada Sacuudiga oo fashilisay Weerar lagu qaadi lahaa Masjidka Barakeysan ee Makka,,
- Jun 24, 2017
Dowlada Sacuudiga ayaa sheegtay in ciidamada amaanka gaar ahaan kuwa loogu tala galay kahar ...
Dhageyso Beesha Biimaal oo ka hadashey Dagaalka Habargidir kala dhaxeeyo iyo Xaalada Marka ee xiligan,,,
- Jun 24, 2017
Beesha Biimaal ayaa warsaxaafadeed ay qabatay si weyn ugu eedeysay kooxda AlShabaab oo ay ku ...
Dhageyso Wasiirka Arimaha Gudaha Juxa hadal uu ka jeediyay Magaalada Garoowe isagoo ku baaqay,,,
- Jun 24, 2017
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha dowladda Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa ugu baaqay Shacabka ku nool ...
Akhriso+Sawirro Waxqabadka DFS ee isbuucii la soo dhaafay 17 June – 23 June
- Jun 24, 2017
Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee ...
Dhageyso Maxaa ka jira Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Baydhabo ku wajahan Wasiir ka hadlay,,,
- Jun 24, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in Liiska Argagixisada laga saaray Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu ...
Afayeenkii hore ee Al-shabaab Muqtaar Roobow oo laga saaray Liiska Argagixisada Caalamka,,,
- Jun 24, 2017
Dowlada Mareykanka ayaa liiska waxa loogu yeero argagaxisada waxa ay ka saartay Shiikh Muqtaar ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: