canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Sawiro Labo Doomood oo Gawaari iyo Qalab kale Sida oo Dekada Hobyo ku soo Wajahan kuwaasi oo kasoo Sharaacday… | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Sawiro Labo Doomood oo Gawaari iyo Qalab kale Sida oo Dekada Hobyo ku soo Wajahan kuwaasi oo kasoo Sharaacday…

Sida uu ku Waramayo Wariye Siciid Lafoole oo kamid ah Wariyaasha Galmudug ee ku Sugan Dalka Dubia Waxaa Dalkaasi kasoo Baxay Labo Doomood oo Wada Qalab kala Duwan,

Siciid ayaa booqday Halka ay ku suganyihiin Labada Doomood kuwaasi oo ah kuwa Waaweyn Waxaana ay Wadaan Gawaari , Raashin iyo Shidaal Tiro badan iyo Qalabka dhismaha oo qeebo badan leh,

Shuceyb Shiikh oo kamid ah Ganacsatada Dubia ku Sugan Ayaa mudug24 u sheegay in Doomaha Ay kasoo Tageen Dubai isla markana Ay u soo baxeen Dhanka dekada Hobyo,

Waxa uu sheegay in Shaqada Dubia ee Hobyo ay Toos u bilaabatay isla markana Ganacsatada bilaabeen in toos u isticmaalaan Dekada Hobyo madama Wax badan uga raqiisantahay,

ugu Danbeyn Dekada Hobyo ayaa shaqadeeda toos u bilowday Waxana aad u raqiisay Shidaalka iyo raashinka Lagu iibiyo Deegaanada Galmudug,

Local news@mudug24

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Maxay Tahay Sababta Mareykanka iyo Xulafadiisa ay uga baqayaan Dagaalka Kuuriyada Waqooyi ee xiligan,,,
- Mar 29, 2017
Dalka mareykanka iyo xulafadiisa ayaa dhoor jeer ku celiyay halista Kuuriyada Waqooyi ee ku ...
Axmed Macalin Fiqi iyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo markale ku Xifaaltamaya Doorasho kale…
- Mar 29, 2017
labada siyaasi ee Galmudug kasoo jeeda Axmed Maalin Fiqi iyo Axmed Ducaale Geele Xaaf ...
Sawiro Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Dalka Jordan…
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada ...
Roobab ka Curtay Qeybo kamid ah Koonfurta Galbeed ee Somaliya…
- Mar 29, 2017
Wararka naga soo gaaraya degaano dhowr ah oo hoos yimaada gobolada Baay iyo Bakool ...
Raisal Wasaaraha Britain oo Saxiixday Waqadihii ay Uk uga baxayeen Midowga Yurub…
- Mar 29, 2017
Ra'isal wasaaraha Ingiriiska, Theresa May, ayaa saxeexday warqaddii sida rasmiga ah UK ay ugaga ...
Waa imisa Tirada Xildhibaanada taageersan Golaha Wasiirada Cusub ee Maanta…
- Mar 29, 2017
Golaha Wasiirada DF Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta la horgeeyo barlamaanka Soomaaliya,  waxaana ...
Dhageyso Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cosoble oo Xiriirka Dowlada Dhexe shaki galiyay…
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble oo maanta shir jaraa’di ku qabtay Magaalada Beledweyne ...
Sawiro Axmed Macalin Fiqi oo isku soo Sharaxay Madaxweynaha Galmudug isagoo sheegay,,,
- Mar 29, 2017
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Xildhibaanada Dowlada Somalia ayaa isku soo sharaxay ...
Deg Deg Gudoomiyaasha Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland oo isku imaanaya si ay u furaan…
- Mar 29, 2017
waxaa la filayaa in ay isku yimaadaan Labada Gudoomiye ee Maamulada Waqooyiga iyo Koonfurta ...
Nin Toorey la Gali rabay Xaruunta Barlamaanka Dalka Tunisia oo la xiray,,
- Mar 29, 2017
nin dhalinyaro ah oo ku hubeysan Toorey ama Mindi ayaa la xiray kadib markii ...
Dowlada Austria oo Sheegtay in ay Rabto Hanaan ay kaga Gudbeyso Jadwalka u dagsan Qaabilaada Qaxootiga ee Yurub,,,
- Mar 29, 2017
Dowlada Dalka Austria ayaa dooneysa in ay hesho qaab ay kaga gudbeyso qaabilaada Qaxootiga ...
Dhageyso Gudoomiye Jawaari oo Hadal adag ka jeediyay Shir ka furmay Magaalada Muqdisho…
- Mar 29, 2017
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa ka furmay shir weyne Qaran, kaasi oo looga ...
Sawiro Aaska loo sameeyay Sadax Saraakiil ee Ciidanka Puntland ka geeriyootay oo Garoowe ka dhacay…
- Mar 28, 2017
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28, March 2017 ka qayb ...
Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan shiikh oo Maqaal ka qoray Xaalada Cakiran ee wasiirada…
- Mar 28, 2017
Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo hadda ku sugan dalka Turkiga ayaa ...
Sawiro Dadka la dhigay isbitaalka Gaalkacyo oo Caafimaadkooda laga deeriyo,,,
- Mar 28, 2017
Xaalada Abaareed ee Gobolka Mudug ka jirta oo ka sii dareysa maalmihii ugu dambeysay ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: