Home hirshabeelle Dhageyso + Sawiro khudbadii Prof jawaari uu ka jeediyay Xaruunta Barlamaanka Markii...

Dhageyso + Sawiro khudbadii Prof jawaari uu ka jeediyay Xaruunta Barlamaanka Markii la doortay”

0
SHARE

Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo markale loo doortay in uu hogaamiyo Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu jeediyay Qudbad kadib doorashadiisa.

Waxaa uu sheegay jawaari in uusan isagu guuleeysan balse Shacabka soomaaliyeed iyo Golaha Shacabka ay guuleeysteen islamarkaana uu la imaan doono Howlkarnimo iyo wax qabadka duwan Afartii sano ee la soo dhaafay.

Isagoo intaa raaciyay in uu si dhax dhaxaadnimo ah ugu ku hogaamin doono Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here