Home Wararka Maanta Deg Deg Gudoomiyaha Gudiga Xalinta Khilaafaadka Oo La Doortay faarmaajo iyo Rooble...

Deg Deg Gudoomiyaha Gudiga Xalinta Khilaafaadka Oo La Doortay faarmaajo iyo Rooble yaa Ku Guulaystay?

0

Mohamed Cawil Warsame ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka, iyadoo uu is casilay Musharaxii la tartamayay.

Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa ka dhigan in mar kale Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha uu la wareegay hoggaanka guddiyada doorashada.

Ad
Previous articleDalalka Lagu Tagi Karo Baasaboor Soomaaliga Visa la,aanta Oo kordhay
Next articleDeg Deg Maleeshiyaad Hubaysan oo Xirtay Wadada Xaririsa Matabaan iyo Guriceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here