canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Daawo Sawirada Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado gaaray iyo sida loogu soo dhaweeyay.. | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Daawo Sawirada Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado gaaray iyo sida loogu soo dhaweeyay..

Cabdi kariin Xuseen Guuleed oo shalay Baarlamaanka Maamulka Galmudug Xildhibaano ka tirsan kala noqdeen Kalsoonida ayaa maanta si deg deg ah ku gaaray magaalada Cadaado, isagoona diyaarad gaar ah ka qaatay magaalada Muqdisho.

Waxaa garoonka Diyaaradaha magaalada Cadaado kusoo dhaweeyay Cabdikariin Xuseen Guuleed, Masuuliyiin katirsan Galmudug, Saraakiil ciidan oo katirsan AMISOM iyo dowlada iyo dad aan sidaa u tiro badneyn.

Sida aan Wararka ku heleyno Madaxweynaha Galmudug iyo xubnaha la socday ayaa tagay xarunta Madaxtooyada ee magaalada Cadaado, waxa ayna halkaasi kulamo kula leeyahay masuuliyiin katirsan Maamulka Galmudug iyo waxgaradka magaalada Cadaado.

Dhinaca kale Banaan bax looga soo horjeeday Cabdi Kariin Xuseen laguna taageerayay xil kaqaadistii Baarlamaanka Galmudug ku sameeyeen ayaa manata ka dhacay qeybo kamid ah magaalada Cadaado.

Banaan baxa waxaa soo qaban qaabiyay shcabka ku dhaqan magaalada Cadaado ,kuwaa oo muujinayay sida ay ugu faraxsan yihiin in Xilkii laga qaaday Madaxweynihii Galmudug, waxa ayna bogaadiyeen go’aankii ay gaareen Baarlamaanka Galmudug.

Magaalada Cadaado ayaa laga dareemayaa xiisad siyaasad oo ka dhax aloosan Baarlamaanka maamulka Galmudug iyo hogaanka sare ee maamulkaasi, C/Kariin Guuleed ayaan iska diiday xil ka qaadistii shalay lagu sameeyay.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Akhriso Donald Trump oo bilaabay Arin Cusub oo lagu tarxiilayo Dadka aan heysan Sharciyada..
- Feb 23, 2017
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa bilaabaya qorshe cusub oo dalka loga saarayo dadka ...
Dhageyso Madaxweyne Farmaajo Maxuu ka yiri Magaalada Gaalkacyo Labadeeda dhinac…
- Feb 23, 2017
Maxamed Cabdulaahi farmaajo madaxwaynaha qaranka soomaaliyeed oo Lagu caleema saaray magaalada muqdisho ee caasimada ...
Sawiro Madaxweynaha Kenya oo bartiisa Facebook soo dhigay Sawirada ugu hadal heynta Badan…
- Feb 23, 2017
Madaxweynaha Dalka Kenya ayaa bartiisa internetka gaar ahaan Facebook waxa uu soo dhigay sawirka ...
Cabsi Xoogan oo ka jirta Magaalo Xeebeedka Ceelhuur oo shabaab ku dhowyihiin…
- Feb 23, 2017
Ciidamadaan ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa laba jiho uga soo dhaqaaqay Magaalada Ceel-huur, dhanka ...
Madaxweyne Farmaajo oo soo saaray Amar ku socday Safaaradaha dagan Madaxtooyada…
- Feb 23, 2017
Warar laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia uu amar ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Maxamed Farmaajo ee Caleema Saarka oo dhameestiran…
- Feb 22, 2017
Madaxweynaha DF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo xiray Xafladii caleemo saarka isagoo ...
Sawiro Shiikh Maxamed Shaakir oo ka soo Muuqday Xaflada Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo…Xog Hoose…
- Feb 22, 2017
Madaxweynaha Ahlu-suna ayaa kasoo muuqday Xaflada Caleemo saarka madaxweynaha somalia oo lagu marti qaaday, Shiikh ...
Sawiro Madaxweynaha Farmaajo iyo ismail Geelle oo Wadajir u dhagax dhigay Dhismaha Safaarada Jabuuti…
- Feb 22, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa ...
Sawiro Madaxda kenya iyo itoobiya oo ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo Xaflada dhamaan..
- Feb 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka dhoofay Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta iyo Ra'isul Wasaaraha ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Dalka Jabuti Ismail Cumar Geelle ee Xaflada Caleemasaarka…
- Feb 22, 2017
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismacil Cumar Geelle ayaa khudbad xasaasi ah ka jeediyay xaflada caleemo ...
Dhageyso Khudbadii Micheal Keating ee Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo..
- Feb 22, 2017
Xaflada caleemo saarka madaxweynaha DF Soomaaliya ayaa ka socota magaalada Muqdisho iyadoo shaqsigii ugu ...
Sawiro Hordhac ah Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo ee socota…
- Feb 22, 2017
Waxaa goordhaw hool kuyaala Xerada Ciidanka Cirka ee Afisiyooni ee magaalada Muqdisho si rasmi ...
Akhriso Labo Sababood uu Cabdi weli Gaas kaga baaqday Caleemasaarka Farmaajo…
- Feb 22, 2017
Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Maanta anu ka qeyb galeynin ...
Daawo Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho Toos uga socota..
- Feb 22, 2017
Magaalada Muqdisho waxaa toos uga socota doorashada madaxweynaha Somaliya mudane farmaajo..
Raisal wasaaraha Dalka itoobiya oo soo gaaray Magaalada Muqdisho…
- Feb 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray Ra'isul Wasaaraha xukuumada Itoobiya , waxaana garoonka Diyaaradaha ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: