canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Akhriso Rajadii Shariif Xasan ee Noqoshada Madaxweynaha Somalia.. | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Akhriso Rajadii Shariif Xasan ee Noqoshada Madaxweynaha Somalia..

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo kamid ahaa Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta soo dhamaatay rajadii yareed uu ka lahaa in uu u tartamo Madaxtinimada dalka Soomaaliya doorashada dhawaan ka dhaceysa Muqdisho.

Musharax Shariif Xasan ayaa waqti iyo juhdi badan galiyay sidii kursiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya looga weecin lahaa Beesha Digil iyo Mirifle oo horey loogu calaamadeeyay, waxa uuna Shariif kursigaasi la damacsanaa in ay qaataan Beesha Daarood gaar ahaan Musharax Xidig.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhaw doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka ee hogaamin doona afarta sano ee soo socota waxaana xilkaasi mar kale loo doortay Gudoomiyhii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof Jawarai oo kasoo jeeda Digil iyo Mirifle.


Shariif Xasan ayaa maanta si rasmi ah uga haray tartanka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya maadaama Dowlada ay ku dhisan tahay awood qeybsi beesha uu kasoo jeedana ay qaadatay Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Siyaasadii ay wateen Musharaxiinta Beesha Daarood ayaa maanta guuleesatay kuwaa oo iyana waqti badan ku bixiyay sidii ruux kasoo jeeda Beesha Digil iyo Mirifle u noqon lahaa gudoomiyaha Baarlamaanka gaar ahaan Prof Jawaari.

Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaan wali lagu saadaalin karin doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo iyana aad u adkaan doonta, waxaana loo badinayaa in mar kale Xasan Sheekh uu isna kusoo laabto aqalka Madaxtooyada.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Faafaahin Ganacsade Cismaan Aadan Qalabxoor oo Muqdisho lagu dilay kaasi oo la dhashay..
- Jan 16, 2017
Alaha u naxaariistee waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha lagu toogtay Ganacsade Cismaan ...
War deg deg Ganacsade lagu toogtay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho goor dhow”
- Jan 15, 2017
Wararka naga soo gaaraya Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxaa ay sheegayaan in kooxo ...
Faafaahin Tirada Saarneyd Dooni ku dagtay Xeebaha Dalka Liibiya..
- Jan 15, 2017
Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen 4 qof sidoo kalena ...
Donald Trump oo u jawaabay mid kamid ah Xildhibaanada Mareykanka ee Congreska..
- Jan 15, 2017
Mdaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Dornald Trump ayaa si adag uga jawaabay hadal ...
Sawiro Sida Dhulka loogu dagaalamo oo la baray Ciidan ka tirsan Milatariga Somaliya..
- Jan 15, 2017
Waxaa shalay tababar mudo u socday Ciidamo katirsan Milatariga Dowlada Soomaaliya loogu soo gabo ...
Dhageyso Wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan shabaab oo Xabsi lagu dhex dilay…
- Jan 15, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay kusoo waramayaan ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Cadaado kaga dhawaaqay Arimo Xasaasi ah..
- Jan 15, 2017
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey oo la hadlay warbaahinta Cadaado ayaa ...
Wafdi ka socda Dowlada Somaliya oo Gaaray Magaalada Cadaado..
- Jan 15, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa ...
Sawiro Barlamaanka Turkiga oo Feer kadib ku heshiiyay 8 qodob oo Awooda dalka ku sabsan”
- Jan 15, 2017
Baarlamaanka Turkiga oo todobaadkan la horgeeyey Qorshaha cusub ee xukuumada Erdogan ku dooneyso in ...
Sawiro Haweyne u geeriyootay Mas qaniinay oo 40 sano kadib Gurigeeda ku soo laabatay Dalka”
- Jan 15, 2017
Haweeney 82 sanno jir ah oo u dhalatay dalka India ayaa maalmo ka hor ...
Maxuu Salka ku hayaa in Galmudug la Carqaladeeyo yaase ka danbeeya”
- Jan 15, 2017
ilaa dhoor maalin waxaa magaalada Cadaado ka socota is qab qabsi ka taagan Hogaanka ...
Akhriso Shiikh Shariif iyo Cabdi raxmaan Faroole oo war-mutiyeed soo saaray iyagoo arinta Galmudug ka hadlay…
- Jan 15, 2017
Musharaxiin uu ka mid yahay Madaxweynihii Hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo sidoo ...
Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin oo Muqdisho soo gaaray..
- Jan 14, 2017
Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho kadib safar uu kaga ...
Akhriso Tirada Xildhibaanada ka goostay Xildhibaanada xilka ka qaaday madaxweynaha”
- Jan 14, 2017
Magaalada Cadaado waxaa wali ka socota kala furista iyo wada hadal dheer oo lagula ...
Dhageyso Wariyaasha Magaalada Cadaado oo go.an adag la dul dhigay…
- Jan 14, 2017
Xaalada magaalada Cadaado ayaa dagan kadib ciidanka Galmudug ay la wareegeen Xaruumaha ay ku ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: