canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Akhriso Lacagta ay Mareyso Codadka Xildhibaanada Barlamaanka ee wax Dooranaya.. | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Akhriso Lacagta ay Mareyso Codadka Xildhibaanada Barlamaanka ee wax Dooranaya..

Waxaa saacad walbaa sii kordhay Qiiymaha lacagta ee lagu doonayo Codadka Xildhibaanada Maanta Soo dooran doona Musharraxiinata Loolanka uu u dhaxeeyo ee baarlamaanka.

Kulamadii ugu dambeeyay waxaa Xildhibaanada Maanta wax dooran doona la yeelanaya Prof’Jawaari’.Xiddig,Takhtar,Iyo C/fataax Geeseey kuwaas oo mid kastaa Xildhibaanada uu la kulmay ka dalbanaya in ay isagu doortaan.

Codadka Xildhibaanada ayaa la gaarsiiyaya Lacag dhan Afar Bolol oo kun oo Doollar { $400,000} warar aya sheegaya in uu jiro isbaheysi ka dhan ah Mid kamid ah Musharraxiinta Guddoomnka Baarlamanka u taagan kaas oo ay hormuud ka yihin Xisbiga Madaxweyanha Talada dalka ay ka dhamaatay ee Xasan sheekh.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    BY CASH”” AWALBA WAA LA SUGAYEY TAASE




ad

Dhageyso Taliyaha Boliska Somalia oo dalbanaya Cafis Qalad ka dhacay Bishii December…
- Feb 23, 2017
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa ka hadlay hadal uu ...
Dhageyso Kooxda Shabaab oo la wareegay Deegaanka Ceelhuur ee Gobolka Mudug..
- Feb 23, 2017
kooxda Shabaab ayaa si buuxda ula wareegay Magaalo xeebeedka Ceelhuur halkaasi oo maamulka galmudug ...
Deg Deg Kooxda Shabaab oo Magaalada Hobyo ka jaray isgaarsiinta Taleefanada…
- Feb 23, 2017
Wararka ka imaanaya Magaalada Hobyo ayaa sheegaya in isgaarsiinta Magaalada ay hawada ka maqantahay. Maahan ...
Akhriso Puntland oo ka hadashey Raisal Wasaaraha Cusub ee Somalia Loo magacaabay..
- Feb 23, 2017
Puntland ayaa ka hadashey Raisal wasaaraha  Cusub ee somalia kaasi oo lagu dhawaaqay maanta ...
Akhriso Galmudug oo ka hadashey Raisal Wasaaraha Cusub ee Somalia loo Magacaabay…
- Feb 23, 2017
Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa looga hadlay Raisal wasaaraha Cusub ee Somalia Xasan ...
Akhriso Raisal Wasaaraha Cusub oo Galmudug kasoo jeeda iyadoo Laga soo dhaweeyay…
- Feb 23, 2017
Kadib markii maanta la magacaabay Raisal wasaaraha Cusub ee Somalia waxaa durba laga soo ...
Dhageyso Madaxweyne Maxamed Farmaajo oo ka Hadlay Magacaabida Raisal Wasaaraha Cusub iyo Sababta uu u doortay…
- Feb 23, 2017
  Madaxweynaha Dalka Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa ka hadlay magacaabista Rai’sul wasaaraha cusub ee xukuumada ...
Akhriso Taariikhda Raisal Wasaaraha Cusub ee Somalia Xasan Cali Khayre…
- Feb 23, 2017
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta 23-ka Febraayo 2017 magacaaby Ra’iisal wasaare cusub. Waxaan dib ...
Dhageyso Raisal Wasaaraha Cusub Xasan Kheyre oo Shacabka Somaliyed la hadlay…
- Feb 23, 2017
 Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Xasan Cali Kheyre oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa ...
Akhriso Beesha uu Kasoo Jeedo Raisal Wasaaraha Cusub ee Somaliya Xasan Cali Kheyre..
- Feb 23, 2017
Warbaahinta ayaa durba heshay xog ku aadan beesha Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan ...
Deg Deg Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Raisal wasaaraha Cusub ee Somaliya…
- Feb 23, 2017
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa magacaabay raisul wasaare cusub oo ay yeellan doonto ...
Akhriso Donald Trump oo bilaabay Arin Cusub oo lagu tarxiilayo Dadka aan heysan Sharciyada..
- Feb 23, 2017
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa bilaabaya qorshe cusub oo dalka loga saarayo dadka ...
Dhageyso Madaxweyne Farmaajo Maxuu ka yiri Magaalada Gaalkacyo Labadeeda dhinac…
- Feb 23, 2017
Maxamed Cabdulaahi farmaajo madaxwaynaha qaranka soomaaliyeed oo Lagu caleema saaray magaalada muqdisho ee caasimada ...
Sawiro Madaxweynaha Kenya oo bartiisa Facebook soo dhigay Sawirada ugu hadal heynta Badan…
- Feb 23, 2017
Madaxweynaha Dalka Kenya ayaa bartiisa internetka gaar ahaan Facebook waxa uu soo dhigay sawirka ...
Cabsi Xoogan oo ka jirta Magaalo Xeebeedka Ceelhuur oo shabaab ku dhowyihiin…
- Feb 23, 2017
Ciidamadaan ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa laba jiho uga soo dhaqaaqay Magaalada Ceel-huur, dhanka ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: