canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Akhriso Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Somalia ee Goor dhow la doortay… | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Akhriso Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Somalia ee Goor dhow la doortay…

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waxa uu 7dii bishii December ee sanadkii 1945tii ku dhashay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Hoose.

Dhinaca tacliinta sare, waxa uu sanadku markuu ahaa 1982 ka qalan jabiyey kulliyadda Qaanuunka ee Jaamacadii Ummadda Soomaaliyeed, isaga oo xiligaas ka horna qaatay shahaado macalinimo oo luuqadda Ingiriiska iyo dimploma sharciga Islaamka ah.

Dhinaca shaqada waxa uu xilal kala duwan ka soo qabtay dawladdii militariga ee Somalia, isaga oo Agaasime guud, xoghaye joogto ah iyo wasiirba ka soo noqday wasaarado dhowr ah. Waxa uu soo noqday Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka, Dhulka iyo Cirka, waliba Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

Dhinaca kale, waxa uu sanadkii 1970kii Guddoomiye kasoo noqday koox diyaarisay Sharciga Shaqada ee dalka Somalia, sharcigan oo looga gol lahaa dib u habaynta meelaynta shaqaalaha iyo qiimeynta xirfadleyda.

Guddigani waxa uu xeerka sharciga shaqaalaha Somalia waafajiyey xuquuqda shaqaalaha ee caalamiga ah.

Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari waxa kale oo shaqooyin dhinaca arrimaha bulshada ah ka qabtay dalka Norway oo uu ku noolaa intii burburka dalka Somalia uu jiray.

Dhinaca dastuur u sameynta Somalia, waxa uu bishii May ee sanadkii 2008dii ilaa iyo bishii December ee sanadkii 2010kii la taliye oo dhinaca dastuur sameynta u ahaa Xafiiska Siyaasadda QM ee Arrimaha Somalia iyo waliba hay’adda UNDP.

Waxa uu intaas ka dib noqday Guddoomiyaha Guddiga Khubarada Dasturka oo dib u eegis ku sameynayey Qabyo qoraalka Dastuurka iyo diyaarinta dastuurka si loo ansixiyo.

Maxamed Cismaan Jawaari waxa uu ku hadlaa luuqadaha Soomaaliga, Carabiga, Ingiriiska, Talyaaniga iyo luuqadda Norwejiga.

Jaawaari ayaa ahaa Afartii sano ee lasoo dhaafay Gudoomiyihii Baarlamaankii Sagaalaad ee dalka.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    JAWAAHI WAA TUUG JILICSAN OO DANAYSTE AH,,SOMALIYA MAANTAY DHIMATAY 4-SANO OO KALE,

  2. NUURKANEDERLAND says:

    JAWARI WAA TUUGII DANAYSTAHA AHAA,Somaliya maatay 4-Sano oo kale dhimatay,




ad

10 ruux oo ku dhimatay Gaari Amison oo jiiray Gaari Shacab ah…
- Jan 16, 2017
Kolonyo ka tirsan ciidanka AMISOM oo ka baxay magaalada Muqdisho , islamarkaana ku sii ...
Faafaahin Ganacsade Cismaan Aadan Qalabxoor oo Muqdisho lagu dilay kaasi oo la dhashay..
- Jan 16, 2017
Alaha u naxaariistee waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha lagu toogtay Ganacsade Cismaan ...
War deg deg Ganacsade lagu toogtay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho goor dhow”
- Jan 15, 2017
Wararka naga soo gaaraya Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxaa ay sheegayaan in kooxo ...
Faafaahin Tirada Saarneyd Dooni ku dagtay Xeebaha Dalka Liibiya..
- Jan 15, 2017
Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen 4 qof sidoo kalena ...
Donald Trump oo u jawaabay mid kamid ah Xildhibaanada Mareykanka ee Congreska..
- Jan 15, 2017
Mdaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Dornald Trump ayaa si adag uga jawaabay hadal ...
Sawiro Sida Dhulka loogu dagaalamo oo la baray Ciidan ka tirsan Milatariga Somaliya..
- Jan 15, 2017
Waxaa shalay tababar mudo u socday Ciidamo katirsan Milatariga Dowlada Soomaaliya loogu soo gabo ...
Dhageyso Wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan shabaab oo Xabsi lagu dhex dilay…
- Jan 15, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay kusoo waramayaan ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Cadaado kaga dhawaaqay Arimo Xasaasi ah..
- Jan 15, 2017
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey oo la hadlay warbaahinta Cadaado ayaa ...
Wafdi ka socda Dowlada Somaliya oo Gaaray Magaalada Cadaado..
- Jan 15, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa ...
Sawiro Barlamaanka Turkiga oo Feer kadib ku heshiiyay 8 qodob oo Awooda dalka ku sabsan”
- Jan 15, 2017
Baarlamaanka Turkiga oo todobaadkan la horgeeyey Qorshaha cusub ee xukuumada Erdogan ku dooneyso in ...
Sawiro Haweyne u geeriyootay Mas qaniinay oo 40 sano kadib Gurigeeda ku soo laabatay Dalka”
- Jan 15, 2017
Haweeney 82 sanno jir ah oo u dhalatay dalka India ayaa maalmo ka hor ...
Maxuu Salka ku hayaa in Galmudug la Carqaladeeyo yaase ka danbeeya”
- Jan 15, 2017
ilaa dhoor maalin waxaa magaalada Cadaado ka socota is qab qabsi ka taagan Hogaanka ...
Akhriso Shiikh Shariif iyo Cabdi raxmaan Faroole oo war-mutiyeed soo saaray iyagoo arinta Galmudug ka hadlay…
- Jan 15, 2017
Musharaxiin uu ka mid yahay Madaxweynihii Hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo sidoo ...
Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin oo Muqdisho soo gaaray..
- Jan 14, 2017
Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho kadib safar uu kaga ...
Akhriso Tirada Xildhibaanada ka goostay Xildhibaanada xilka ka qaaday madaxweynaha”
- Jan 14, 2017
Magaalada Cadaado waxaa wali ka socota kala furista iyo wada hadal dheer oo lagula ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: