Home Wararka Somaliya Galmudug Xiisadii Magaalada Hobyo oo la Xaliyay iyo Gudoomiye Cusub oo loo Magacaabay

Xiisadii Magaalada Hobyo oo la Xaliyay iyo Gudoomiye Cusub oo loo Magacaabay

0

Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug ayaa Maamul cusub u magacaabay Degmada Hobyo

Muran taagnaa maalmahan Golaha deeganka iyo sida loo qeybsanayo ayaa ugu danbayan meesha laga saaray in gole deegaan la dhiso taa badalkeedana Godoomiyaha magacaabis ku yimaado.

Qoor Qoor ayaana Beesha Sacad Umagacaabay Degmada Hobyo Halka Beesha Saleebaana Lasiiyay Gudoomiye Ku xigeenka Khilaafkaan Ayaana Hakad Galiyay Howlgalkii Kasocda Galmudug oo Alshabaab looga Xoraynaayay Deegamadaas.

Ad
Previous articleLayaaab: Kabtan Shariif oo ka Tirsanaa Ciidanka Xooga lana Shaqaynaayay Alshabaab xog yaab leh ka bixiyey siduu ula shaqeynayey Shabaab
Next articleMaamulka Galmudug oo dowlada Qatar u gudbisay dalab la xiriira dagaalka kooxda Al-Shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here