Home wararka Dalka Faafaahin Magaalada Cadaado oo Ciidan lagu soo daadiyay iyo Xiisad Jirta..

Faafaahin Magaalada Cadaado oo Ciidan lagu soo daadiyay iyo Xiisad Jirta..

0
SHARE

Kadib markii maanta Xildhibaano katirsan Galmudug ay xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug waxaa arintaasi ka dhalatay Xiisad Xoogan.

Muranka taagan ayaa ah sababta Xilibaanada Xilka uga qaadeen madaxweynaha iyagoo ku jira Fasaxa Barlamaanka.

Ciidan ka tirsan Galmudug gaar ahaan kuwa Nabad Sugida ayaa lagu soo daadiyay Magaalada waxaana La xiray meelaha qaar.

Xildhibaanada oo si sharci ah u marin xilka qaadista ayaa ku kala tagay goobta xilka uga qaadeen Madaxweynaha Galmudug.

Ilaa 54 xildhibaan ayaa maanta u codeeyay in xilka laga qaado madaxweynaha taasi oo ah cod dhan.

Ugu danbeyn xiisada magaalada laga dareemay ayaa gaari garta Meel xun hadii uusan madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa xalin.

Lasoco wixii ku soo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here