Home hirshabeelle Dhageyso Wasiir ka tirsan Puntland oo xilkiisa iska Casilay maanta kuna dhawaaqay”

Dhageyso Wasiir ka tirsan Puntland oo xilkiisa iska Casilay maanta kuna dhawaaqay”

0
SHARE

Waxaa Maanta Magaalada Garoowe kaga dhawaaqay in uu   is casilay Wasiir ku Xigeenka Howlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax (Dujaana).

Wasiirka ayaa sheegay in Beeshiisa ay  cadaadis ku saartay in uu iska casilo xilka.

Wasiiro ka tirsan maamulka Puntland ayaa bilihii lasoo dhaafay iscasilaayayWaxaana Wasiiradaasi ka mid ahaa Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Xasan Soo Cadde.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here