Home hirshabeelle Dhageyso Nin Kasoo jeeda Puntland oo sheegtay Doontii Galmudug Qabatay’

Dhageyso Nin Kasoo jeeda Puntland oo sheegtay Doontii Galmudug Qabatay’

0
SHARE

iyadoo dhawaan maamulka Galmudug uu gacanta ku dhigay Doon si sharci daro ah ugu kaluumeysatay Xeebaha Galmudug waxa arintaasi ka hadlay mid kamid ah ganacsatada Puntland.

Siciid Cali Xuseen ayaa sheegay in doontaasi ay aheyd Dooni sharci ah oo ruqsad ka heesteen maamulka puntland,

waxa uu sheegay in shaqaalaha qaarkood la dhaawacay ku kalana Ganacta ku hayo maamulka Galmudug.

isagoo sii wada hadalkiisa Ayuu sheegay in maamulka Galmudug ka codsanayaan in lagu soo wareejiyo Doontaasi isla markana yihiin dad walaalo ah sida uu tilmaamay.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka ninkaan doonta sheegtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here