Home hirshabeelle Dhageyso Khilaaf Ahlu-suna ka Dhex taagan Madaxweyne ku xigeenka Maamulka oo Xilkii...

Dhageyso Khilaaf Ahlu-suna ka Dhex taagan Madaxweyne ku xigeenka Maamulka oo Xilkii laga qaaday”

0
SHARE

Madaxweynaha Maamulka Ahlusunna Sheekh Axmed Shaakir  ayaa xilkii ka qaaday Madaxweyne ku xigeenkii maamulkaasi Saadaq Sheekh Yuusuf.

Madaxa Warfaafinta Maamulka Ahlusunna Muxyadiin Cali Jimcaale ayaa sheegay in wareegto kasoo baxday madaxweynaha maamulka Ahlusunna xilkii looga qaaday Madaxweyne ku xigeenkii maamulkaasi.

Saadaq Sheekh Yuusuf ayaa ka mid ah Madaxda ugu firfircoon Maamulka Ahlusunna oo ka taliya  qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud .

Halkan Hoose ka dhageyso Xilka laga Qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here