200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Dalka Shiinaha oo ka Carooday Kulan Dhexmaray Mareykanka iyo Dalka Tha… | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Dalka Shiinaha oo ka Carooday Kulan Dhexmaray Mareykanka iyo Dalka Tha…

Dowlada Shiinaha ayaa sheegtay inay kasoo horjeedo xiriir walba oo dhex mara hogaamiyaasha Taiwan iyo saraakiisha Mareykanka, maalin kadib marki ay haweeneyda madaxweynaha ka ah Jaziirada Taiwan Tsai Ing-wen ay la kulantay senator Ted Cruz iyo gudoomiyaha gobolka Texas Greg Abbott.

Afhayeenka wasaarada arrimaha dibada Shiinaha Lu Kang ayaa u sheegay wariyaasha in dalkiisa uu kasoo horjeedo dhaq-dhaqaaq walba oo faragelin ku ah ama dhaawici kara xiriirka Shiinaha iyo Mareykanka.

Kulanka madaxweynaha Taiwan iyo saraakiisha Mareykanka ayaa ka dhacay magaalada Houston ee dalkan Mareykanka, ka hor inta aysan Mrs. Tsai u amba bixin socdaal ay ku tageyso dalalka Bartamaha America.

Senator Cruz oo warbaahinta la hadlay ka hor inta aysan billaaban wada-hadallada ayaa sheegay in ay dalka Shiinaha ka heleen wax uu ku tilmaamay warqad cajiib ah, taasoo buu yiri ay qunsuliyada Shiinaha ku weydisatay in aysan la kulmin madaxweynaha Taiwan.

Shiinaha ayaa dhamaadkii sanadki hore si weyn u cambaareeyey wadahadallo qadka telefoonka ku dhexmaray madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald trump iyo madaxweynaha Tiawan Tsai Ing-wen.

Shiinaha aya u aqoonsan Taiwan in ay tahay dhul ka tirsan dalka Shiinaha.

Mareykanka ayaa isna u ictiraafsan Taiwan inuu yahay dal ka tirsan dhul weynaha Shiinaha tan iyo sanadkii 1979-kii.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Dhageyso Galmudug Oo Shaacisay ujeedka Ay Hobyo U Gaareen Masuuliyiin Ka Tirsan Qaramada Midoobay
- Oct 19, 2017
Ayadoo dhawaan wafdi balaaran oo ka socda qaramada midoobay ay gaareen magaalada hobyo ee ...
Deg Deg Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Jubbaland Oo Goordhow Lagu Toogtay Kismaayo
- Oct 19, 2017
Koox hubeysan ayaa fiidnimadii caawa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka ...
Akhriso Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo Dowlada ku eedeeyay in ay wado Bur burinta Maamulka Galmudug..
- Oct 19, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale ayaa sheegay in dowlada somaliya ay wado burburinta Maamulka Galmudug. Qoraal ...
Dhageyso Cumar Cabdi Rashiid oo ka hadlay Qaraxa Muqdisho iyo Khudbadii Farmaajo..
- Oct 19, 2017
Madxweynaha Soomaaliya oo galabta la hadlayay banaanbaxayaal isugu soo baxay magaalada Muqdisho ayaa dhinaca ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu ka horjeediyay Barlamaanka isagoo iclaamiyay Dagaal..
- Oct 19, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa fariin hanjabaad ah u diray ...
Banaanbaxii Ugu Xooganaa oo Maanta ka dhacay Muqdisho iyo Madaxda Dowlada oo ka Qayb Galay {Sawiro}
- Oct 18, 2017
Banaanbax Balaaran ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Garoonka Kubada Cagta ee ...
Sawiro Banaanbixii ugu Xooganaa oo ka socda Magaalada Gaalkacyo kaasi oo looga soo horjeedo Qaraxii Zoobe,,
- Oct 18, 2017
magaalada Gaalkacyo ee xaruunta gobolka Mudug waxaa ka socda Banaanbax xoogan, Banaanbaxa waxaa soo qaban ...
Sawiro Wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo gaaray Magaalada Hobyo,,
- Oct 18, 2017
Wafdi ka Socda Qaramada Midoobey ayaa gaaray Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Hobyo ee gobolka ...
Degmada Gurceel ee G/Galgaduud oo Banaanbax Xoogan Ka socdo {SAWIRO}
- Oct 18, 2017
Banaanbax Xoogan ayaa xiligaan ka socda Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud, Kaas oo looga ...
Hay’adaha Amaanka soomaaliya oo Shaaciyay Telefoon lala soo Xariiro Xiliyada ay Jiraan Riskiga.
- Oct 18, 2017
Hey’addaha ammaanka ayaa sameeyay taleefan dadka kala soo xiriiri karaan, marka ay jiraan xaaladaha ...
Muqdisho Beledwayne iyo Baydhabo oo Banaanbax Xoogan Ka socdo
- Oct 18, 2017
Magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo Iyo Beledwayne ayaa waxaa ka socda Banaanbax xoogan oo looga soo ...
Akhriso Galmudug oo ka tacsiyadeesay Geerida Xildhibaan Bootaan oo India ku Geeriyooday..
- Oct 18, 2017
Maamulka Galmudug ayaa tacsi ka diray geerida Xildhibaan Bootaan oo ku dhintay Dalka India. Xildhibaanka ...
Deg Deg Magaalada Gaalkacyo oo banaanbax xoogan ka bilowday oo ku saabsan..
- Oct 18, 2017
Magaalada Gaalkacyo waxaa ka socda banaanbax xoogan. Banaanbaxa ayaa ku aadan qaraxa dhawaan ka dhacay ...
Banaanbax Rabshada Wata oo Si wayn Uga Socda Magaalada Muqdisho (Sawiro)
- Oct 18, 2017
Magaalada Muqdisho Waxaa xiligaan ka soconaya Banaanbax Rabshada Wata oo saameeyay Gibi ahaan Magaalada ...
Akhriso Magaca Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka ee Somaliya ee Galmudug laga soo doortay India ku geeriyooday..
- Oct 18, 2017
Allaha u Naxariistee waxaa dalka India ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: