Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Xamse Cabdi Barre oo Magacaabay Wasiiiro Cusub kuwa kalana...

War Deg Deg ah:Xamse Cabdi Barre oo Magacaabay Wasiiiro Cusub kuwa kalana Xilka Ka Qaaday

0

Raysal wasaaraha Soomaaliya Jamhuuriyadda federaalka soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Soomaaliya, kuwaas oo kala ah:.

1. Cabdi Xayir Maareeye ayaa loo magacaabay wasiirka wasaaradda beeraha iyo waraabka.

2. Cabdisalaan Cabdi Cali isna waxaa loo magacaabay wasiirka howlaha guiud iyo guiryeynta.

Ra’iisulwasaare Xamse ayaa ku dhiiran waayay buuxinta 2 kamid ah wasaaradaha beeshiisa ee ka banaan Xukuumadda Faderaalka, iyadoo wasaaradda Arrimaha dibada uu xilkeeda hadda kushaqeynayo Madaxweyne Xassan Sheekh.

Xildhibaan Maxamed Cabdi Hayir (Maareeye) ayaa noqday wasiirka Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XF Soomaaliya, bilo dheer oo ahaa Xil-suge ahaa ka dib,laakiin 26kii bishan Raaligalin uu kabaxshay war uu jeediyey Boqor Buurmadow ayaa u dadajisay magacaabista, Mareeye ayaa inta badan sannadaha dhexe kamid noqda xukuumaddaha Faderaalka.

Ad
Previous articleSomaliland oo gacanta ku dhigtay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab
Next articleWararkii Igu Danbeeyey dil argagax leh oo xalay ka dhacay Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here