canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Sawiro 50 Ruux oo ku dhaawacay Qarax Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Galbeedka Baqdaad.. | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Sawiro 50 Ruux oo ku dhaawacay Qarax Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Galbeedka Baqdaad..

Qarax xoogan ayaa ka dhacay Suuq ku yaalla Galbeedka Caasimada Baqdaad Halkaasi oo mashquul xoogan ka jiray.

Ilaa 50 ruux ayaa ku dhaawacantay qaraxa oo loo adeegsaday Gaari Halka ay ku dhinteen 13 ruux.

Xaafada Jamila oo u badanyihiin Shiicada ayuu qaraxa ka dhacay waxana suuqa uu ahaa suuq Lagu iibiyo Qudaarta.

Qofka is qarxiyay ayaa gaariga lasoo galay Gudaha suuqa waxana joojiyay Boliska Halkaasi ku sugnaa lakin ugu danbeyn ayuu is qarxiyay.

Kooxda islaamiyiinta ee Dalkaasi ka dagaalama ayaa durba sheegatay qaraxa waxaana ay sheegeen in ay ku bartilmaameyd sadeen Koox Shiica ah oo Halkaasi isku soo aruursaday.

World news@mudug24

mudug24

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    AM I SORRY??”YES”CIRAAQ WAXAA KA SOCDA WAA DHIBAATO UU U KEENAY KHAYRAADKEEDU,,,ISIS HADAAD MAQASHAANA WAA “NGO” LOOGU TALAGALAY IN LAGU MASHQUULIYO CIRAAQ SI LOO XADO SALIIDEEDA,,,”NWO” WAA UUN IN LA DHACO MASAAKIINTA,(NATHING)

  2. NUURKANEDERLAND says:

    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE,,,WAA KOOX LOO SAMAYASTAY IN DUNIDA MUSLIMKA LAGU XAALUFIYO..WAA FAHANAY ISIS,,,




ad

Akhriso Beesha uu Kasoo Jeedo Raisal Wasaaraha Cusub ee Somaliya Xasan Cali Kheyre..
- Feb 23, 2017
Warbaahinta ayaa durba heshay xog ku aadan beesha Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan ...
Deg Deg Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Raisal wasaaraha Cusub ee Somaliya…
- Feb 23, 2017
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa magacaabay raisul wasaare cusub oo ay yeellan doonto ...
Akhriso Donald Trump oo bilaabay Arin Cusub oo lagu tarxiilayo Dadka aan heysan Sharciyada..
- Feb 23, 2017
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa bilaabaya qorshe cusub oo dalka loga saarayo dadka ...
Dhageyso Madaxweyne Farmaajo Maxuu ka yiri Magaalada Gaalkacyo Labadeeda dhinac…
- Feb 23, 2017
Maxamed Cabdulaahi farmaajo madaxwaynaha qaranka soomaaliyeed oo Lagu caleema saaray magaalada muqdisho ee caasimada ...
Sawiro Madaxweynaha Kenya oo bartiisa Facebook soo dhigay Sawirada ugu hadal heynta Badan…
- Feb 23, 2017
Madaxweynaha Dalka Kenya ayaa bartiisa internetka gaar ahaan Facebook waxa uu soo dhigay sawirka ...
Cabsi Xoogan oo ka jirta Magaalo Xeebeedka Ceelhuur oo shabaab ku dhowyihiin…
- Feb 23, 2017
Ciidamadaan ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa laba jiho uga soo dhaqaaqay Magaalada Ceel-huur, dhanka ...
Madaxweyne Farmaajo oo soo saaray Amar ku socday Safaaradaha dagan Madaxtooyada…
- Feb 23, 2017
Warar laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia uu amar ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Maxamed Farmaajo ee Caleema Saarka oo dhameestiran…
- Feb 22, 2017
Madaxweynaha DF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo xiray Xafladii caleemo saarka isagoo ...
Sawiro Shiikh Maxamed Shaakir oo ka soo Muuqday Xaflada Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo…Xog Hoose…
- Feb 22, 2017
Madaxweynaha Ahlu-suna ayaa kasoo muuqday Xaflada Caleemo saarka madaxweynaha somalia oo lagu marti qaaday, Shiikh ...
Sawiro Madaxweynaha Farmaajo iyo ismail Geelle oo Wadajir u dhagax dhigay Dhismaha Safaarada Jabuuti…
- Feb 22, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa ...
Sawiro Madaxda kenya iyo itoobiya oo ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo Xaflada dhamaan..
- Feb 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka dhoofay Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta iyo Ra'isul Wasaaraha ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Dalka Jabuti Ismail Cumar Geelle ee Xaflada Caleemasaarka…
- Feb 22, 2017
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismacil Cumar Geelle ayaa khudbad xasaasi ah ka jeediyay xaflada caleemo ...
Dhageyso Khudbadii Micheal Keating ee Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo..
- Feb 22, 2017
Xaflada caleemo saarka madaxweynaha DF Soomaaliya ayaa ka socota magaalada Muqdisho iyadoo shaqsigii ugu ...
Sawiro Hordhac ah Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo ee socota…
- Feb 22, 2017
Waxaa goordhaw hool kuyaala Xerada Ciidanka Cirka ee Afisiyooni ee magaalada Muqdisho si rasmi ...
Akhriso Labo Sababood uu Cabdi weli Gaas kaga baaqday Caleemasaarka Farmaajo…
- Feb 22, 2017
Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Maanta anu ka qeyb galeynin ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: