Home Wararka Maanta Dagaalo ku bilowday Qaraxyo oo Xalay Ka Dhacay Qaybo Ka Mid ah...

Dagaalo ku bilowday Qaraxyo oo Xalay Ka Dhacay Qaybo Ka Mid ah Magaalada Muqdisho

0

Labo goobood ayaa caawa abaarihii 1-da habeenimo lamaqlay weeraro ku bilowday qaraxyo xooggan iyo rasaas culus, gaar ahaan Saldhiga degmada Kaxda ee Koofur Galbeed Muqdisho iyo deegaanka Daara Salaam ee Waqooyi Bari Muqdisho.

Allaha amaansado shacabka Muqdisho oo caawa habeen cabsi u ah. Sanado kaddib oo dhawaaqan oo kale aanay dhagahooda maqlin hugunka madaafiicda iyo qoryaha daran dooriga u dhaca.

Gudoomiyaha Degmada Kaxda ayaa Xaqiijiyay in laba Gaari Nooca Dagaalka aha Ay Horay Qaateen Kooxdii Soo Weerartay  Saldhiga Degmada kaxda.

 

lama Oga Qasaraha  ka Dhashay Dagaalkan oo Madaama Xili Danbe Ahayd Dadkuma Badanaa ay Hurdaayeen.

Ad
Previous articleRuushka oo go’an kasoo saaray Ciidankiisa ku sugan Xadka Ukraine
Next articleGudiga Doorashooyinka Galmudug oo Shaaciyay odayaasha Soo Xulaaya Eragada Dooranaysa Kursiga Mahad Salaad iyo Qaar kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here