Home hirshabeelle Daawo Sababta Dumarka u ilaalin jireen Madaxweynihii Hore ee Libiya Qadaafi”

Daawo Sababta Dumarka u ilaalin jireen Madaxweynihii Hore ee Libiya Qadaafi”

1
SHARE

Madaxweynihii Hore ee Libiya Qadafi oo ahaa madaxweyne ay inbadan Shacabka Libiya ka shalaayeen Sababta ay xilka uga qaadeen Ayaa lagu xasuustaa Taariikho badan oo uu ka dhigay dalkiisa,

Waxyaabaha lagu xasuusto waxaa kamid ahaa Hablo ama Dumarka ilaalin jiray Qadafi kuwaasi oo u ahaa waardiyaha Qaaska,

Mid kamid ah Dumarkii ilaalin jiray Qadaafi ayaa ka hadashey sababta Mucamar Qadafi uu u dalbaday ilaalinta Dumarka,

Halkan Riix Daawo sababta Dumarka u ilaalin jireen Qadaafi.

1 COMMENT

  1. WAR NINKAASI WUU FAASHADAY FAALIYIHIISIINA WUXUU U SHEEGAY IN RAG TALADA KA QAADI DOONAAN OO AY DILI DOONAAN SIDAAS TARTEED RAG OO DHAN GEED BUU ISKAGA XIRAY WUXUUNA BARAY XASHIISHKA,LIBIA 70% RAGU WAA XASHIISHYA CAB,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here