Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho ka degay (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho ka degay (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimadda Dalka.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Adan Cabdulle International Masuuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirada XFS, Maamulka Gobolka Banaadir, xubnaha labada aqal ee BFS, masuuliyiin iyo madax kale oo ka tirsan Dowladda Galmudug.

Ad
Previous articleMadaxda Galmudug iyo Hir-Shabeelle oo deg deg Maanta ku imaanaya Muqdisho
Next articleYuusuf Garaad oo Sheegay Xalka looga gudbi karo Khilaafka u dhaxeeya Madaxda Dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here