Home Wararka Somaliya Galmudug Dagaal u dhaxeeya Labo Maleeshiyo Beeleed oo ka Socda Deegaanka Xanan-buure ee...

Dagaal u dhaxeeya Labo Maleeshiyo Beeleed oo ka Socda Deegaanka Xanan-buure ee Gobolka Galgaduud

0

Dagaalka oo u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed ayaa waxaa uu ka socdaa degaanka Xananbuurre oo qiyaastii 45Km ujira Caasimada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb.

Wararka lahelayo ayaa sheegaya in uu jiro qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac kala gaarey labada dhinac ee dirirtu u dhexeyso.

Labada maleeshiyo Beeleed ayaa horay ugu dagaalamay isla degaanka Xananbuurre ee gobolka Galgaduud, hayeeshee heshiis la k

Ad
Previous articleSawiro: Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo soo gaaray Caasimada Dhuusamareeb
Next articleDhageyso: Axmed Madoobe oo ka hadlay go’ankiisa Shirka Dhuusomareeb ka furmaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here