canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Muxu u xiran yahay jidka Gaalkacyo,, | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Muxu u xiran yahay jidka Gaalkacyo,,

Magalada Galkaacyo ee xarunta Gobolka mudug waxa ka dhacay bilihii Octobar ila Novembar dagaalo u dhaxeya Maamulada Galmudug iyo Puntland.

 

Dagaaladasi waxay ka dhashen siyaasad xumo so kala dhex gashay labada maamul kadib markii Mamulka Puntland uu shaciyay in koonfurta somalia gawaarida ka timada aysan usoo gudbi karin deegaanadooda halka kuwoodana aysan u gudbi karin koonfurta taasi waxay dhashay in ganacsigii uu saameyn ku yeelato arintaasi.

 

Maamulka Puntland aya dhismo maxjar ka bilaabay galbeedka waqooyi ee magalada gaalkacyo waxana maxjarkaasi lagu kala rogayaa gawaarida xoolaha sida ee ka yimada deegaanada Galmudug iyo hirshabeele waxana xoolaha halkaasi ka qadaya gawaari deeganada Puntland ka howlgasha.

 

Waxa maxjarkaasi dhismihiisa diiday Maamulka Galmudug ayadoona xariga laga jaray xiisad foolanaysay oo ka dhex taagnayd Galmudug iyo Puntland dagaal kadib waxa dhacay heshiis qodobada qaar uu dhaqan galay halka kuwo kale aysan wali dhaqan galin.

 

mudug24

Waxa xiligan xiran guud ahaan isku socodka dadka iyo ganacsiga Magalada gaalkacyo Puntland ayaa xirtay wadooyinka ka yimada dhinaceda ee soo gala Galmudug waxayna shegtay in wadooyinkaas aysan furaynin ila Galmudug furto wadooyinka u xiran.

 

Galmudug ayaa xirtay wadada laamiga ah ee ka timada Konfurta isamarkana u gudubta waqooyiga waxayna shegtay warar hoose oo mudug24 heshay in labo siyaabod sabab u tahay xirnashaha wadadaasi qodobka 1ad in Puntland banayso koontorool yaalo xafada gasoor iyo 2 in la cadeeyo joojinta Shaqada maxjarka labadaas qodob ayay galmudug u sababeysay xalada hatan taagan.

 

Deegaanada Puntland waxa aad saro u kacay qiimaha la kala siisto dhuxusha qudaarta iyo caanaha oo hatan labo jibaar ka badan qiimihii horay loo kala siisan jiray dhamaan adeegyadas aya ka yimada dhinaca Galmudug. Raashinka la isticmaalo ayaa Galmudug kaga imaan jiray Boosaso dhinaca Puntland hase yeeshe wa laga marmay kadib dhaq dhaqaaq ganacsi oo ka bilawday dakada hobyo.

 

Xaalada magalada Gaalkacyo hada waa mid kala xiran lama oga waxyabaha uu ka badali doono heshiis dhawan magalada muqdisho ku kala saxiixden Madaxweynayasha Galmudug iyo Puntland.

Local news@mudug24

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Safiirkii Dowlada Ruushka ee Qaramada Midoobe oo Mareykanka ku dhintay…
- Feb 21, 2017
Safiirka Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay, Vitaly Churkin, ayaa si lama filaan ah ugu ...
Donald Trump oo magacaabay Lataliyihiisa Amaanka Qaran ee Dalka Mareykanka…
- Feb 21, 2017
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa lataliyihiisa ammaanka qaran u magacaabay jeneraal HR McMaster, kaasoo ...
Madaxweyne Farmaajo oo iska casilay Shaqadii uu ka hayay Dalka Mareykanka oo aheyd…
- Feb 21, 2017
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa iska casilay shaqadii uu ka hayey Xafiiska Buffalo ...
Nabadoon Caan ah oo Xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho…
- Feb 21, 2017
Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa fiidnimadii xalay ku dilay magaalada Muqdisho Nabadoon la oran ...
Muran wali ka jira Dilkii loo geestay Walalka la dhashay Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi…
- Feb 21, 2017
Dawladda Malayshiya ayaa u yeertay danjirahoodii Kuuriyada Waqooyi ka dib markii uu ka sii ...
Akhriso Beesha Habargidir oo Hal Wasiir kaliya laga siiyay Maamulka Hirshabeelle iyo Hadal heyn Muqdisho ka jirta…
- Feb 21, 2017
Madaxweyne Cali C/laahi Cosoble ayaa ku dhawaaqay liiska golaha wasiirada ee maamulka Hirshabeele waxaase ...
IMF oo dowlada ka caawineysa Lacagta Cusub ee dhawaan lasoo daabacayo…
- Feb 21, 2017
IMF sanduuqa lacagta adduunka ayaa Soomaaliya ka taageeraysa lacag cusub oo lasoo daabacay inta ...
Dowlada iiraan oo Digniin u jeedisay Dowlada Mareykanka…
- Feb 21, 2017
Wasiirka arrimaha dibadda ee Iraan, Javad Zarif ayaa Mareykanka u sheegay in uu joojiyo ...
Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Hirshabelle oo la magacaabay…
- Feb 21, 2017
Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa goor dhow kaga dhawaaqay magaalada Jowhar ...
Deg Deg Lataliye Sare oo iska Casilay Maamulka Donald Trump ee Marekanka…
- Feb 20, 2017
La taliye sare oo ka tirsan Golaha Amniga Qaranka ee Maraykanka (NSC) ayaa madaxweynaha ...
Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in diyaar yihiin Ciidankii lagula dagaalami lahaa Kooxda Shabaab…
- Feb 20, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Farmaajo, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay ...
Dhageyso Madaxweynihii Hore ee Galmudug oo aaminsan in Farmaajo Kaligiis uusan Waxba Qaban Karin…
- Feb 20, 2017
Madaxweynihii hore ee galmudug maxamed Axmed Caalun ayaa ka hadlay madaxweynaha Cusub ee Somalia ...
Dhageyso Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo digniin u jeediyay xubno ka tirsan Maamulkiisa…
- Feb 20, 2017
Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay Magaalada ...
Wararkii ugu danbeeyay Qeyb kamid ah Xildhibaanada Galmudug ee doorashada qaban qaabinaya…
- Feb 20, 2017
xildhibaanada Galmudug ee Cadaado ku sugan isla markana kasoo horjeeda Madaxweynaha Galmudug ayaa wali ...
Dhageyso Faafaahin Saldhig Ciidan oo Mareykanka ka furanayo Deegaanada Hobyo Ama…
- Feb 20, 2017
Faafaahin dheeraad ayaa kasoo baxaya saldhig ciidan oo mareykanka qorsheenayo in uu ka furto ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: