Home puntland Daawo Madaxdii ugu Fadeexada Xumaa Dunida ee xilkooda ku waayay Waxa ay...

Daawo Madaxdii ugu Fadeexada Xumaa Dunida ee xilkooda ku waayay Waxa ay sameeyeen”

0
SHARE

dunida aan joogno waxaa jira madaxweynayaal kala duwan kuwaasi oo iyagoo xil haya ku dhacay fal Dunida aad looga yaabay,

Madaxdaasi qaarkood ayaana xilka ku waayay Falka ay sameeyeen oo ahaa mid aan la jecleesan,

Mid kamid ah Madaxda soo martay dalka Taliyaaniga ayaa kamid ahaa kaasi oo Gabar wada taagan ku sameeyay Fadeexad aad looga yaabay oo keentay in xilkiisa uu waayo,

Madaxweynihii Mareykanka ayaa kamid ahaa Bush kaasi oo niiko bilaabay isagoo ku jira Goob lagu Xusayay ciidan ka tirsan Mareykanka oo la Xasuuqay,

Halkan Riix Daawo Muuqaalka Madaxdii Dunida ka yaabisay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here