Home Wararka Maanta Liiska Rasmiga ee Musharixiinta isdiiwaan galiyay oo lasoo saaray ( Akhriso )

Liiska Rasmiga ee Musharixiinta isdiiwaan galiyay oo lasoo saaray ( Akhriso )

0

Guddiga isku dhafka ah ee labada aqal u saareen doorashada Madaxweynaha ayaa galabta soo gebagebeeyey diiwaan-gelinta musharaxiinta Madaxweynaha.

Qoraalk ay soo saareen guddiga ayey u sheegeen iney sadexdii cisho ee u dambeysay diiwaan geliyeen 39 musharax oo dhamaantood u taagan doorashada Madaxweynaha, kuwaasoo buuxiyey shuruudihii looga baahnaa

Guddiga ayaa intaas ku daray in beri ay teendhada Afisiyooni ka bllaaban doonto dhegeysiga khudbadaha musharaxiinta, waxayna socon doontaa ilaa Khamiista.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA 39 MUSHARAX

Ad
Previous articleShiikh aadan Madoobe oo indhaindhayn ku sameeyey Goobta Lagu Dooranaayo Madaxweynaha Soomaaliya(Sawiro)
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo Ka Hadlay Geerida Xaawo Cabdi Samatar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here