Home Wararka Maanta Akhriso:Hal Qodab oo lasoo Warinayaa in ilaa iyo Haatan Golaha Wadatashi Qaran...

Akhriso:Hal Qodab oo lasoo Warinayaa in ilaa iyo Haatan Golaha Wadatashi Qaran isku Mari la,yahay

0

Midowga Musharaxiinta ayaa ku mideysan mowqifkooda ku aadan in Ra’iisul Wasaaraha iyo Golaha Wasiirada ay si buuxda mas’uul uga noqdaan Amniga dalka.

Qodobka Amniga ayaa ah kan ugu culus ee horyaala Shirka Golaha Wadatashiga Qaran, waxaana soo baxaya in Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koofur Galbeed ay saluugsan yihiin in qodobka Amniga uu qeyb ka noqdo War murtiyeedka shirka, maadaama ay aaminsan yihiin in horay Ra’iisul Wasaaraha loogu wareejiyay Amniga iyo doorashooyinka.

Ad
Previous articleShaqaaqadii Ka Dhacday Maantay Dhuusamareeb oo Gudi Loosaaray
Next articleGudoomiyaha Baarlamaanka iyo Xildhibaanadii Dhawaan iskhilaafeen oo waan waan laga Dhexbilaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here