canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Faah faahin Qarax ka dhacay Muqdisho Gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Faah faahin Qarax ka dhacay Muqdisho Gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Qarax aad u xooggan oo Ismiidaamin ahaa ayaa goor dhaw ka dhacay Muqdisho waxa uu ka dhacay xaafadda Buulo Xuubey ee degmada Wadajir, gaar ahaan dhabarka dambe ee Dhismihii  Soomaali Airline.

Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxan uu ahaa gaari laga soo buuxiyey walxaha qaraxa, waxaana dhanka kale la sheegayaa in gaarigan uu ku qarxay bar Koontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qaraxan ayaa ahaa mid dhowaqiisa laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho, iyadoo weli aan la ogeyn khasaaraha halkaasi ka dhashay.

Qaraaxsi ka dib waxaa xigay Qarax kale sida aan Wararka Ku helnay waxaana Xooganaa Qaraxyada Midka Dambbe.

Goobta uu qaraxu ka dhacay waa meel ka agdhaw halka loo yaqaano Madiina Geed oo waxyar ujirta iridka laga galo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Gaadiidka gurmadka degdegga ah ayaa ku qulqulaya halka qaraxa  ka dhacay.

Wararka qaar ayaa sheegay in Xarunta midowga afrika la la eegtay qaraxaasi hasa ahaatee lama oga Run iyo Been Wararkaasi.
La soco faah faahinta.
10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Sawiro Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Dalka Jordan…
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada ...
Roobab ka Curtay Qeybo kamid ah Koonfurta Galbeed ee Somaliya…
- Mar 29, 2017
Wararka naga soo gaaraya degaano dhowr ah oo hoos yimaada gobolada Baay iyo Bakool ...
Raisal Wasaaraha Britain oo Saxiixday Waqadihii ay Uk uga baxayeen Midowga Yurub…
- Mar 29, 2017
Ra'isal wasaaraha Ingiriiska, Theresa May, ayaa saxeexday warqaddii sida rasmiga ah UK ay ugaga ...
Waa imisa Tirada Xildhibaanada taageersan Golaha Wasiirada Cusub ee Maanta…
- Mar 29, 2017
Golaha Wasiirada DF Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta la horgeeyo barlamaanka Soomaaliya,  waxaana ...
Dhageyso Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cosoble oo Xiriirka Dowlada Dhexe shaki galiyay…
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble oo maanta shir jaraa’di ku qabtay Magaalada Beledweyne ...
Sawiro Axmed Macalin Fiqi oo isku soo Sharaxay Madaxweynaha Galmudug isagoo sheegay,,,
- Mar 29, 2017
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Xildhibaanada Dowlada Somalia ayaa isku soo sharaxay ...
Deg Deg Gudoomiyaasha Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland oo isku imaanaya si ay u furaan…
- Mar 29, 2017
waxaa la filayaa in ay isku yimaadaan Labada Gudoomiye ee Maamulada Waqooyiga iyo Koonfurta ...
Nin Toorey la Gali rabay Xaruunta Barlamaanka Dalka Tunisia oo la xiray,,
- Mar 29, 2017
nin dhalinyaro ah oo ku hubeysan Toorey ama Mindi ayaa la xiray kadib markii ...
Dowlada Austria oo Sheegtay in ay Rabto Hanaan ay kaga Gudbeyso Jadwalka u dagsan Qaabilaada Qaxootiga ee Yurub,,,
- Mar 29, 2017
Dowlada Dalka Austria ayaa dooneysa in ay hesho qaab ay kaga gudbeyso qaabilaada Qaxootiga ...
Dhageyso Gudoomiye Jawaari oo Hadal adag ka jeediyay Shir ka furmay Magaalada Muqdisho…
- Mar 29, 2017
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa ka furmay shir weyne Qaran, kaasi oo looga ...
Sawiro Aaska loo sameeyay Sadax Saraakiil ee Ciidanka Puntland ka geeriyootay oo Garoowe ka dhacay…
- Mar 28, 2017
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28, March 2017 ka qayb ...
Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan shiikh oo Maqaal ka qoray Xaalada Cakiran ee wasiirada…
- Mar 28, 2017
Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo hadda ku sugan dalka Turkiga ayaa ...
Sawiro Dadka la dhigay isbitaalka Gaalkacyo oo Caafimaadkooda laga deeriyo,,,
- Mar 28, 2017
Xaalada Abaareed ee Gobolka Mudug ka jirta oo ka sii dareysa maalmihii ugu dambeysay ...
Sawiro Dowlada imaaraadka oo soo bandhigtay Gawaari loo isticmaalo Booliska oo Caalami ah…
- Mar 28, 2017
Booliiska wadanka isku taga Imaaraatka Carabta gaar ahaan kuwa magaalada Dubai oo looga bartay ...
Sawiro Raisal Wasaare Xasan Kheyre oo booqday Deegaanka Garasbaaley. Dhageyso..
- Mar 28, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: