Home Wararka caalamka Daawo Sawirada Tirada Dhacawa oo mareysa 61 Tareen Wadada ka baxay Dalka...

Daawo Sawirada Tirada Dhacawa oo mareysa 61 Tareen Wadada ka baxay Dalka india”

0

Sida ay ku waramayaan Boliska Dalka india Waxaa ku dhawacmay 61 Ruux Tareen ka baxay Wadada uu ku socday,

Tareenka ayaa ku socday Dhabaha Caasimada Kanpur ee Gobolka Pradesh Subaxnimada Saaka markaasi oo Shilka ku dhacay,

Dalka india ayaa ah Dalka Afaraad ee ugu Balaaran Dhabaha Ay maraan Tareenada Waxana ka dhaca Shilal kala Duwan,

Waxaa Dalka india ka shaqeeya ilaa 11,000 kun oo Tareen Waxana Ay Qaadaan 7,00 kun oo Rakaab ah iyadoo ilaa 20 million oo dad ah ay isticmaalaan,

ugu Danbeyn Waa shilkii Sadaxaad ee dhaca bishan gudahiis iyadoo Shilkii ugu danbeeyay uu dhacay bishii November 20 keeda waxaa dhacay shil ay ku dhinteen 146 Ruux waana isla magaalada meel u dhow,

World news@mudug24

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here