canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Xubnaha Madasha Qaran oo laalay 5 xildhibaan Amrayna in dib loo doorto+Akhriso. | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Xubnaha Madasha Qaran oo laalay 5 xildhibaan Amrayna in dib loo doorto+Akhriso.

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 25 – 26 Disembar 2016-ka, iyadoo kulankan uu daba socday kulankii Madasha ee socday 15-kii illaa 24-kii bishan ayaa waxaa looga hadlay go’aan ka gaarista iyo dhameystirka arrimaha ka harsan doorashooyinka dadban ee golaha sharci dejinta qaranka

5-ta kursi ee dib doorashooyinkooda lagu celinayo ayaa waxaa ku jira hal kursi oo aanay ka mid aheyn 11-kii kursi ee horay loo laalay,  waxaana Kursigan uu yahay kursiga Beesha Murusade ee lagu soo doortay Galmudug.

Sidoo kale Guddiga doorashooyinka ayaa waxay fasaxeen 7 kursi oo ka mid ahaa 11-kii kursi ee horay loo laalay oo hada laga soo reebay kaliya 4 kursi oo doorashadiisa lagu celinayo iyo hal kursi oo dheeri ah.

Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka Madasha ka soo baxay.

Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ)

▪ Ka dib markii ay dhageysatay warbixinta iyo tallooyinka Guddiga Xainta Khilaafaadka kullankoodii 26 December -2016
▪ Ka baaraandegtay nuxurka iyo duruufaha heeraariyey doorashada kuraasta muranka galey
▪ Fiiro-gaar ah u yeelatay macluumaadka dheeriga ah ee laga helay xog-isweydaarsiga MHQ iyo GXKHDD

Sidaas daaraadeed MHQ waxay guddomisay
a. In 5ta kursi ee hoos ku qoran dib loogu celiyo doorasho, laguna qabto mid walba degaaan-doorashadii horey loogu soodoortay, kuwaasi oo kala ah:
1) DRD/0010/PL Ugaar Saleebaan
2) HW/0055/GM Murusade
3) HW/0094/JL Gaaljecel
4) DM/0156/KG Macallin Wayne
5) HW/0208/HSH Jidle

b. Taariikhda dib-u-doorashada kuraastaas iyo abaabulka doorashooyinka waxaa loo xilsaaray guddiyada Doorashooyinka dadban ee heer federal iyo heer Dawlado Goboleed;

c. 7da kursi ee kale oo ka mid ahaa 11kii kursi ee horay uu u hakiyey GXKHDD waa la fasaxay, Waxaana la farayaa Guddiga Doorashooyinka Dadban ee heer Fderaal inay xildhibaanada kuraastan ku guuleystay ay siiyaan shahaadadooda xildhibaannimo.

d. Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dawlad Goboleed iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka waxaa laga codsanayaa in ay sida ugu dhakhsiyaha badan ee suurtogalka usoo dhamaystiraan hawlaha doorashoyinka weli dhiman ee mid walba hor yaal.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    KKKK.. AABAHOOD MICHEAL KAETING BAA KU QASBAY SHANTAAS IN LA LAALO OO DUMAR LAGU SOO BEDELO,,CARR HADAY WAX KALE NOQOTO ANAA ,,.,….. AH,,NINKAASI WAA NINKA MAQAAYADU(DFS) U SHIDAN TAHAY,,ILAYN D.F.SOMALIA MAAHA HADEERE, WAA MAQAAYADII MICHEAL KAETING,,,

  2. NUURKANEDERLAND says:

    WAX MADAL AH & CID SIFO SHARCI AH KU SHEEGAN KARTA MAGACAAS MA JIRTO,,,WAA GACANYARAYAASHII MICHEAL KAETING,,XORNA MAAHA WAA LAHAYSTAYAAL IS HAYSTA..




ad

Dhageyso Gabar 14 sano jir oo lagu kufsaday Deegaanka Qaydaro ee koonfurta Gobolka Mudug..
- Jan 24, 2017
Wararka naga soo gaaraya deegaanka qaydaro ee koonfurta gobalka mudug ayaa sheegaya in haweenay ...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo la Maxkamadeenayo sida Warbaahinta Dalkaasi sheegtay..
- Jan 24, 2017
Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump oo dhawaan xilka la wareegay, ayeey kooxo ...
Faafaahin Magaalada Gaalkacyo oo lagu Afduubtay nin kasoo Jeeda Beesha…
- Jan 24, 2017
Shalay galab magaalada Gaalkacyo waxaa lagu afduubtay mid kamid ah Dadka Dagan Magaalada Gaalkacyo, Ninkaasi ...
Dhageyso Faafaahinta Xildhibaanada Xilka Qaaday oo Hoteelada Cadaado loo diiday..
- Jan 24, 2017
Magaalada Cadaado waxaa wali ka jira muran u dhaxeeya Dowlada Galmudug iyo sidoo kale ...
Caasimada Sweden 35 sano jir lagu tooreeyay Xaafada Rinkeby ee soomaalida Dagto..
- Jan 23, 2017
35 sano jir ayaa la dhigay isbitaalka Kadib markii lagu dhuftay Tooreey ama Mindi. Falkaan ...
War Deg Deg Xildhibaanada Galmudug oo loo diiday in ay shiraan maanta..
- Jan 23, 2017
Magaalada Cadaado xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa loo diiday in ay shiraan kadib markii ...
Dhageyso Shir Cadaado ugu soo dhamaaday Galmudug iyo Dowlada oo laga soo saaray..
- Jan 23, 2017
Shirka jaraa’id oo ay maanta magaalada Cadaado ku qabteen wasiirka arrimaha gudaha dawlada Federaalka ...
Dhageyso Maamulka Puntland oo diiday in Muqdisho loo qaado gabadhii lagu kufsaday Galdogob..
- Jan 23, 2017
Wasiirka Wasaarada Haweenka maamulka Puntland Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin oo maanta warbaahinta kula hadashay ...
Daawo Cabdi Qeybdiid iyo Faroole oo ka hadlay Doorashada Aqalka iyo Arimo Xasaasi ah..
- Jan 23, 2017
Labada siyaasi ee sanadkan ku biiray aqalka sare ayaa ka hadlay xaalada somaliya iyo ...
Dhageyso Waxgaradka Galmudug oo Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Barlamaanka ka dalbaday in la Xiro Xareed Cali…
- Jan 23, 2017
ax garadka Gobolada Galgaduud iyo Mudug ayaa waxaa ay ka hadleen Xiisada Siyaasadeed ee ...
Dalka Masar oo lagu Toogtay 5 Askari oo dowlada ka tirsan..
- Jan 23, 2017
Ugu yaraan 5 Askari  ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ka dib markii ...
Qarax ka dhacay Mid kamid Shaleemooyin Muqdisho ku yaalla …
- Jan 23, 2017
Gaari lagu Soo xiray Waxyaabaha Qarxa ayaa Maanta ku Qarxay Agagaarka Wadada Shaqaalaha ee ...
Dhageyso Cabdi Raxmaan Faroole oo sheegay in Somaliland ka mid tahay Somaliya..
- Jan 23, 2017
Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo ka mid ah xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ...
Donald Trump oo Saxaafada Mareykanka weeraray isagoo ku tilmaamay..
- Jan 23, 2017
Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump ayaa maalin kadib markii xilka loo dhaariyey xaruntii ...
Akhriso Taariikhda Gudoomiye Ku Xigeenka 1 aad Abshir Bukhaari oo kasoo jeeda..
- Jan 23, 2017
Waxaa uu dhashay June 1970-kii, waxaa uu ku dhashay Xarardheere. Abshir Axmed waa si fiican ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: