Home galmudug Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta la dhaarinayo.

Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta la dhaarinayo.

0
SHARE

Xildhibaanada Baarlamaanka soomaaliya ee dhawaan la doortay ayaa lagu wadaa in Maanta lagu dhaariyo Magaalada Muqdisho.

Dhaarinta xildhibaanada oo ka dhacaysa Xarunta Dugsiga Tababarka Ganaral Kaahiye ee Muqdisho ayaa lagu wadaa in ay ka qayb-galaan Madaxda Qaranka Qaar kood.

Xildhibaanadaan Cusub ayaa dhawaan lagu war geliyay in ay soo xaadiraan 27 Bishaan oo Maanta ku beegan si loo dhaariyo.

Waxaana Horay Loogu Balan sanaa in la dhaariyo Bishaan aan ku guda Jirno 15 keeda hasa ahaatee Dib udhac ku yimid Maanta ayaa la dhaarinayaa.

Xubnaha Madasha wadatashiga qaran ayaa war ay soo saareen waxa ay ku laaleen 5 Xildhibaan iyagoona amray in Doorashadaasi lagu laabanayo.

Wadooyinka Muhiim ka ah ee Muqdisho ayaana Maanta xiran waxaana loo xiray Dhaarinta xildhibaanada Cusub ee Dowlada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here