Home galmudug Akhriso Magacyada Xildhibaanada Maanta lagu dooranayo Muqdisho.

Akhriso Magacyada Xildhibaanada Maanta lagu dooranayo Muqdisho.

0
SHARE

Doorashada Aqalka Hoose ee gobolada Waqooyi ayaa Maanta dib uga bilaabanaysa Magaalada Muqdisho waxaana la dooran doonaa xubno cusub oo gobolada Waqooyi kasoo galaya Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkaan ka akhriso Liiska musharixiinta Maanta  ku tartami doonta kuraasta beelaha Somaliland ee Golaha Shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here