canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Xog Muhiim ah Madaxweynayaasha Galmudug Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle oo itobiya looga yeeray. | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Xog Muhiim ah Madaxweynayaasha Galmudug Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle oo itobiya looga yeeray.

Warar lagu kalsoon yahay oo aan Heleeno ayaa sheegaya in Madaxweyneyaasha Maamullada Galmudug,Koofur Galbeed, iyo Hirshabelle looga yeeray Dalka Itoobiya.

Dowladda Itoobiya  ayaa uyeertay Madaxda Maamulada qaar waxa ayna ka dhoofeen Soomaaliya  Shalay galinkii dambe.

Sababta Dowladda Itoobiya ay ugu yeertay Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada ayaa lagu sheegay in ay tahay Arrimo la xariira Doorashooyinka,sidoo kale Wararka qaar ay sheegayaan in Sababtu ay tahay Muran u dhexeeya Hogaamiyaasha Madasha Qaran oo Muqdisho ku shir sanaa.

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka mid ahaa Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada ee u Itoobiya ay u yeertay Has ahaatee lama oga waxyaabaha keenay in uu ka haro M/Gaas.

Dowladda Itoobiya ayaa la sheegaa in ay Sameyn weyn ku leedahay Doorashada Dalka ka socota islamarkaana ay dooneyso inuu soo laabto Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Mar kale sida ay ubadan tahay.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Dhageyso Gabar 14 sano jir oo lagu kufsaday Deegaanka Qaydaro ee koonfurta Gobolka Mudug..
- Jan 24, 2017
Wararka naga soo gaaraya deegaanka qaydaro ee koonfurta gobalka mudug ayaa sheegaya in haweenay ...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo la Maxkamadeenayo sida Warbaahinta Dalkaasi sheegtay..
- Jan 24, 2017
Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump oo dhawaan xilka la wareegay, ayeey kooxo ...
Faafaahin Magaalada Gaalkacyo oo lagu Afduubtay nin kasoo Jeeda Beesha…
- Jan 24, 2017
Shalay galab magaalada Gaalkacyo waxaa lagu afduubtay mid kamid ah Dadka Dagan Magaalada Gaalkacyo, Ninkaasi ...
Dhageyso Faafaahinta Xildhibaanada Xilka Qaaday oo Hoteelada Cadaado loo diiday..
- Jan 24, 2017
Magaalada Cadaado waxaa wali ka jira muran u dhaxeeya Dowlada Galmudug iyo sidoo kale ...
Caasimada Sweden 35 sano jir lagu tooreeyay Xaafada Rinkeby ee soomaalida Dagto..
- Jan 23, 2017
35 sano jir ayaa la dhigay isbitaalka Kadib markii lagu dhuftay Tooreey ama Mindi. Falkaan ...
War Deg Deg Xildhibaanada Galmudug oo loo diiday in ay shiraan maanta..
- Jan 23, 2017
Magaalada Cadaado xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa loo diiday in ay shiraan kadib markii ...
Dhageyso Shir Cadaado ugu soo dhamaaday Galmudug iyo Dowlada oo laga soo saaray..
- Jan 23, 2017
Shirka jaraa’id oo ay maanta magaalada Cadaado ku qabteen wasiirka arrimaha gudaha dawlada Federaalka ...
Dhageyso Maamulka Puntland oo diiday in Muqdisho loo qaado gabadhii lagu kufsaday Galdogob..
- Jan 23, 2017
Wasiirka Wasaarada Haweenka maamulka Puntland Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin oo maanta warbaahinta kula hadashay ...
Daawo Cabdi Qeybdiid iyo Faroole oo ka hadlay Doorashada Aqalka iyo Arimo Xasaasi ah..
- Jan 23, 2017
Labada siyaasi ee sanadkan ku biiray aqalka sare ayaa ka hadlay xaalada somaliya iyo ...
Dhageyso Waxgaradka Galmudug oo Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Barlamaanka ka dalbaday in la Xiro Xareed Cali…
- Jan 23, 2017
ax garadka Gobolada Galgaduud iyo Mudug ayaa waxaa ay ka hadleen Xiisada Siyaasadeed ee ...
Dalka Masar oo lagu Toogtay 5 Askari oo dowlada ka tirsan..
- Jan 23, 2017
Ugu yaraan 5 Askari  ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ka dib markii ...
Qarax ka dhacay Mid kamid Shaleemooyin Muqdisho ku yaalla …
- Jan 23, 2017
Gaari lagu Soo xiray Waxyaabaha Qarxa ayaa Maanta ku Qarxay Agagaarka Wadada Shaqaalaha ee ...
Dhageyso Cabdi Raxmaan Faroole oo sheegay in Somaliland ka mid tahay Somaliya..
- Jan 23, 2017
Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo ka mid ah xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ...
Donald Trump oo Saxaafada Mareykanka weeraray isagoo ku tilmaamay..
- Jan 23, 2017
Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump ayaa maalin kadib markii xilka loo dhaariyey xaruntii ...
Akhriso Taariikhda Gudoomiye Ku Xigeenka 1 aad Abshir Bukhaari oo kasoo jeeda..
- Jan 23, 2017
Waxaa uu dhashay June 1970-kii, waxaa uu ku dhashay Xarardheere. Abshir Axmed waa si fiican ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: