Home Wararka Somaliya Somaliland Gudiga Doorashooyinka Xalinta Khilaafaadka Oo Hakiyay Doorashada 4 Kursi

Gudiga Doorashooyinka Xalinta Khilaafaadka Oo Hakiyay Doorashada 4 Kursi

0

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa hakiyay Qabashada Doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee HOP246, HOP264, HOP224 iyo HOP242 oo dhamaantood ka tirsan kuraasta xubnaha gobolada woqooyi ka dib markii dacwad laga soo gudbiyey.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA OO DHAMEYSTIRAN

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday Inay Soo Afjartay Mashruucii Burcadbadeeda
Next articleJames Swan oo Ka Hadlay Doorashada Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here