Home Wararka Somaliya Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Magaalada Muqdisho, Warar laga helay Safarkiisa Waxa uu...

Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Magaalada Muqdisho, Warar laga helay Safarkiisa Waxa uu Salka ku hayo

0

Madaxweynaha Galmudug,Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho , si uu uga qeyb galo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran, oo lagu wado in uu ka furmo magaalada Muqdisho.

Shalay waxaa muqdisho yimid Madaxweynaha hir-Shabeelle, waxaana lagu wadaa saacadaha soo socda in Madaxda kale ee dowlad Goboleedyada inay soo gaaraan magaalada Muqdisho.

Shirka Golaha wadatashiga qaran ayaa la filayaa in uu ka qabsoomo magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo arrimaha amniga, Dhaqaalaha iyo arrimaha Abaaraha ee kajira dalka.

Madaxweynaha ayaa dhanka kale la filayaa in uu qeyb ka qaato dajinta xiisada ka taagan Magaalada Baydhabo.

Lasoco waxa ku soo kordha

Ad
Previous articleOdaayaashii Reer Xaaji Saleebaan ee Alshabaab Heshiiska Lasoo Galay oo Cadaado Shir Jaraaid ku Qabtay Xili Galmudug oo Amartay In la Xiro
Next articleWAR DEG DEG AH: Odayaashii Reer Xaaji Saleebaan ee Alshabaab Heshiiska Lasoo Galay Oo Xabsi Lagu Guray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here