Home Wararka Somaliya Galmudug Gudiga Doorashooyinka oo Dalbaday Kursiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu utartamaayo in Haween...

Gudiga Doorashooyinka oo Dalbaday Kursiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu utartamaayo in Haween Laga dhigob

0

Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Soomaaliya ee heer Federaalka, ayaa soo jeediyey dalabka ah in HOP138 & HOP071 ee Galmudug taala.

 

laga dhigo “Qoondada Haweenka loo xiro”, si loo gaaro Saamiga 30% ee Galmudug laga doonayo.

Kuraastan ayaa laga leeyahay Guriceel iyo Cadaado, waxaana ku kala fadhiyey Siciid Nuur Gariish, waxaana hadda u tartamayo hada Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame (138) iyo Cabdi-Saabir Nuur, oo wasiir Dakadaha  Galmudug, kana tirsan xildhibaanada mucaaradka ahaa.

 

Arintaan Ayaa Kusoo aadaysa Xili Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Galmudug Maxamed Daahir Gulleed oo ay isku jufa yihiin Cabdiraxman Cabdishakuur oo Kala Dhaxeeyo Kilaaf Xoogan, arintaan ayaana Lashegaaya inay Sabab u tahay in Gudigu Warqadaan soo Saaro.

Ad
Previous articleGaroonka Diyaardaha Abha ee Sacuudi Carabiya oo La Duqeeyey iyo Qasaaro Ka Dhashay
Next article13 kursi Oo Cusub oo Ka mid noqon Doona Golaha Shacabka oo La Shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here