Home Wararka Maanta Deg Deg Qarax xoogan oo goor dhaw ka dhacay Muqdisho

Deg Deg Qarax xoogan oo goor dhaw ka dhacay Muqdisho

0

Qarax Culus ayaa Goor dhaw ka dhacay Muqdisho waxaana lala Eegtay Ciidamada AMISOM sida Wararku sheegayaan.

Qaraxa oo ahaa Miinada dhulka Lagu aaso Ayaa Lagu qarxiyay Ciidamada ATMIS oo marayay Agagaarka isgooska Cali kamiin ee Degmada Warta Nabada

Ma jiro wax Faah faahin ah oo ku saabsan Qaraxaas iyo  qasaaraha ka dhashay, waxuuna ahaa mid aad u Culus oo Laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobalka Banaadir

Ad
Previous articleItoobiya oo diiday inay Qaabisho Madaxweyne Xasan Sheikh, sabab ?
Next articleCaqabad wawayn oo soo wajahday ganacsatada qaadka ee Dalka Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here