Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Hakisay Kursiga HOP071 kadib muran xoogan oo ka Taagnaa

Galmudug oo Hakisay Kursiga HOP071 kadib muran xoogan oo ka Taagnaa

0

Gudiga Doorashooyinka Galmudug ayaa hakisay doorashada Kursiga HOP71, waxaa kufadhiya Abdi Sabriye Shuuriye oo kamid ah golaha wasiiradda Dekeda iyo Kaluumaysiga  Galmudug.

 

Abdi Sabriye Shuuriye ayaa kamid ah xildhibaanada sida weyn uga soo horjeeda aragtida Farmaajo, lana filayo in ay kasoo baxaan Galmudug.

 

 

Saabir ayaa Waxa Kursigaan Kula Tartamaaya Shiikh Cabdulqadir Cali Cumar oo Fahad iyo Farmaajo aad u riixaayaan.

 

Kursigaan Ayaa loo Balansanaa in Bero Laqabto oo lagu Daro Kuraas beriagu Dooran laha Galmudug.

 

Ad
Previous articleMaleeshiyaad Hubaysan oo xirtay Wadada isku Xirta Cadaado iyo Dhuusamareeb iyo Faahfaahin Kasoo Baxaysa
Next articleMusharixiin u Tartamaysa Golaha Shacabka oo Beri lagu Doorandoono Galmudug oo Shahaadada tartanka Qaatay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here