Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg: Ciidamo Gadoodsan oo Hareereeyey Guriga QoorQoor ee Magaalada Gaalkacyo...

War Deg Deg: Ciidamo Gadoodsan oo Hareereeyey Guriga QoorQoor ee Magaalada Gaalkacyo iyo Qoor Qoor oo Ciidan Dalbaday(Sawiro)

0

Waxaa hadda hareeraysan Guriga Madaxweyne qoorqoor uu ka daganyahay magaalada Gaalkacyo waxaa dulfadhiya Ciidamo wata Gaadiidka dagaalka.

 

Ciidamadaan oo Ku Midaysan Beesha iska Leh HOP095 ayaa Ilaa Xalay laga Aruurinaayay Magaalada Gaalkacyo, Ciidmadaan ayaana ka Gadoodsan in Cid Gaar ah Loo Xiro kursiga Tirsiguusu yahay HOP095.

Taas oo Uu QoorQoor Damacsanyahay inuu U Xiro C.kariin Qaliif Dhalac waxaana Hada Xiran Gabi ahaaan Wadooyinka Soo gala Madaxtooyada Gaalkacyo .

 

Ad
Previous articleSafiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya oo Qadaka Telefoonka Kula Hadlay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada (Aqriso waxay ay kawada Hadleen)
Next articleMilkiilaha Facebook oo Talaabo adag ka Qaaday Ruushka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here